Somalina Posted January 11, 2011 Maamulka Degmada Boondheere oo Sheegay In ay Dileen ciidamo ka Tirsan Al-Shabaab Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha degmasda Boondheere ee gobalka Banaadir ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa ka warbixiyay iska hor imaad xalay ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Gudoomayaha degmada Boondheere ayaa waxa uu sheegay in xarakada Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen degmada Boondheere ee gobalka Banaadir. Waxa uu sidoo kale uu sheegay in ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ay ka hortageen ciidamada xarakada Al-Shabaab ee weerarka ku soo qaaday degmadaasi. C/laahi Xersi Wardheere Istakiin ayaa waxa uu hooska ka xariiqay in ay dileen ilaa iyo labo Askari oo ka tirsan ciidamada xarakada Al-Shabaab. Hadalkaan ayaa waxa uu imaanayaa xili xalay iska hor imaad uu ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho kaasi oo u dhaxeeyay dhinacyada isaga soo horjeeda Muqdisho. Deegaanada kuyaala waqooyiga ayaa inta badan waxaa ka dhaca dagaalo xoogan oo dhexmara ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-Shabaab. Dhageyso http://www.raxanreeb.com/?p=78144 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 13, 2011 Warar Caawa naga soo gaadhay Tuulo Samakaab oo saaran laamiga Laascanood ayaa waxaa la soo sheegayaa in Ciidamada SNM ay israsaaseeyeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 13, 2011 Somalina awoow adna goormaad jidbaale akhrida looooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 13, 2011 ^^^^ lama socotiid miyaa she even reads Oodweynenews. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 13, 2011 lol... Awoowe, the news was from http://www.radiowidhwidh.com/widhwidhnew/Radio/2011/01/ciidamadii-isaga-cararay-dagmada-widhwidh-oo-ku-gadoodsan-tuulo-samakaab/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 14, 2011 Xaaji wishes nothing but disaster for Xamar and its Dowlad. Learn from South Sudan waryaa, bow down for Somalis and you will be able to secede. Somalia's destruction will keep your enclave in the loop, it aint good for you. Quote Share this post Link to post Share on other sites