Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News from Garowe: Banadir [Mogadishu] are Somalia National Chapions... Congrats

Recommended Posts

Ismahaan   

Ciyaarytoyda Xulka gobolka Banaadir oo Lagu Soo Dhoweeyey Muqdisho

Ciyaaryahanada xulka gobolka Banaadir oo shalay qaaday koobka tartanka gobolada Soomaaliya ee lagu soo gaba gabeeyey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.Banaadir1-150x150.jpg

 

Diyaarad khaas ah ayaa ciyaaryahanadaan kasoo qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo,iyadoo ay Muqdisho gaareen galabnimadii maanta waxaana horkacaayay Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan oo isagu shalay ka qaybgalay daawashada ciyaarta Final-ka ee kama dambeysta.

 

Masuuliyin ka tirsan Dawladda Federaalka,maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa ciyaartoyda kusoo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde,waxaana ay uga mahadceliyeen guusha balaaran ay soo gaareen.Ciyaartoyda gobolka Banaadir ayaa wejigooda ka muuqanaayay farxad badan iyadoo ay wateen koobka ay kusoo guuleysteen,waxaana galbiyey masuuliyinta ku sugeysay garoonka.

 

Si kastaba ciyaartii kama dambeysta ee shalay ka dhacdey garoonka Mire Awaare ayay xulka Banaadir 1-0 uga adkaadeen xulka kale ay wada ciyaareen ee Bari.

 

astaanta_20100.jpg

Source horseedmedia

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Congrats to Banadir first and foremost and well done to Puntland for organizing the tournament and last but not least well done to Bari for great tournament.

 

I'd appreciate if somebody can tell me who beat Jubada Hoose and did they reach the quarters/semis?

 

 

Waxaa la ii sheegay inuusan ku jirin hal qof oo 'true' reer Kismaayo ah...waa caruur ku kortay Kismaayo oo magaalada yimi post 91 ayaa la igu yiri...no wonder we couldn't win what has traditionally been our bread & butter cup.:D

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   
I'd appreciate if somebody can tell me who beat Jubada Hoose and did they reach the quarters/semis Nugaal of course, yaa kale.:D No problem laakiin 4 galeen sanadka danbe qaadayaan insha Allah.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Bob, naga dhaaf nooh... Reer kismaayo dhan waatee reer bari noqdeen! malaygii kismaayo markii lagu cariirshay waatee kii boosaaso raadsadeen hahaha...

 

Congratulation Banadir!

I'm very happy to see Puntland doing something like this for all somalis walaahi... We are all one no matter what region we come from. I think Somaliland should start doing small things like this to united the people. Ilaahoo dhulkeena nabad noogaga dhig......

 

 

now, BOB jubada hoose maxaa ku dhacay? and waxaa idin reebtay Bari! lool

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Nugaal aa ka badisay Jubbada Hoose?:D:D:D:D enough said.

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Congrats to the champs! Great tournament and great get together. What joyful it was for those players and spectators alike. May it continue and bring more excitement in the coming years!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this