Abtigiis Posted December 31, 2010 Waa aduun taladii Kolba toobyo la raaciyo Tu'aan looga ba joogin Waxaan toosh ku hayaa Wa kubbadan Tadhaqdee Tuujiye alifee Uu Tixdeeda Tirshee Bob Tilmaam ku daree Tageeraan u aha ma Tiicoow Cabdi-xaaq Jubba Tiirkeedii adkaa Ee Sida haadka Tamaasha Hawadeenaa saraysa Tardelli iska daaye Toos haduu ugu laado Totti'gii dalka Roma Tu walba iskacaabin Taxliilkeed ku dhamaado Waxaan Taa ka wadaa Tol unbayna lahayne Tuugtan SOL nagu gaaday Toos baa loo qabanlaayo Tusbax loo furi lahaa Bal inay yar tashiilaan Tashuushkay tabiyaan Takhasus ooyna lahayn Kubbaddan ay turqayaan Een tabteediina lahaynin :D - Cabdi-Xaq was a long-time goalkeeper of Jubbad Hoose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 31, 2010 Kuraydeeni Kaambooni Kismayo iyo Kabsuma Kubbaday ku barteen Kanada la tagee Iyagoon koorasba qaadan Komentator noqdee Kalou baa ku wacnaa Mayee Katuka ka maqnaa Kateena system weeye Kaartaday Chelsea wadaa Koob hadayse rabaan Kadis ay ka dhigaan Iyo kounter-attack Waa inay ku kacaan Sheekadiiba ku koobay Yaan ka neefsan la'ne Yaan kaloon ku dacwoonaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 31, 2010 Tuujiyihii tiftifnaa Taariikhdiisa balooni Vialli ay ku taxnayd Turufatoore sidii Torino aan ka dheela Torontaan camiraa Inasktuuna ku taamin Waxaan Taa waxba dhaamin Tournament aaban qabtaa Iyo sheeko tacbaan ah Tii Xamar ku tilmaaman Toos inaan uga qaato Taladiisu tahay Allow ya tixdan gaadhsha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted January 2, 2011 Horta marka hore Kabsuma ma ahee waa Kamsumo oo magaca sax, tan labaad adigu weli waxaad ku dhagan tahay Brazil waa great team which I totally disagree meeshaas ayaad weli igu heysataa taas oo macnaheedu yahay waxaa tahay DICTATOR oo ciddii disagreement kugu sameysaba personal weerar ayaad ku sameysaa. When was the last time any Brazilian was in the running for the Ballon D'or honours? Which should tell you that Brazil has no quality players like they used to and I'm afraid all Brazil can master at the moment is one average after another which of course won't win Brazil anything including Copa America and the Mundial and Nilmar is another Robinho in the making...I hope I'm wrong because I like the kid. Waxaaga iska wado oo dacaayada iyo your unprovoked taunting because I am used to it by now. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted January 2, 2011 Gaby ku soo jawaaab dee BOB :D I got Kabsumo wrong. I concede that. You got Nilmar wrong, you are talking about Neymar. Nilmar is the Villareal boy who is not a kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted January 2, 2011 Gabay waa iska daayay sooma aadan arag? maba xasuusto waqtigii iigu dambeesay oo aan fiiriyo Poetry section iskaba daa inaan qoro'e. Yes I meant Neymar...I don't know if you are aware but he's getting big headed for his own good and the Paparazzis are loving it which is not good for his image. Iska wado gabaygaaga iyo dacaayada...sidaan kuu sheegayba waan kaaga bartay taas oo it has become the norm....Good Day. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted January 2, 2011 Hoyaalayee Hoyaalayee! maa hada lakeenay loool A&T hahaha kaalay saana maxaa waaye sxb? waagii aad baadiyaha joogtay oo buglaha sidii banooniga camal ugu ciyaari jirtay maa soo xasuustay? Abidkee ma arkin qof is galinaayo banooni iyo gabay... anaga burco maan joognaa:) mise qardho.. naga tag! Sxb meeqo gabay aa ka tirisay goal aa dhalisay? ama baas qatar eh aa bixisay loool... Sawir aaba ii sawirmay adoo ciyaarta dhexdeeda banoonta ku istaagay oo gabyaayo loool Hoyaalayee Hooyaalee! saaxiiboo unuka meeshaan banooni lee ku wadanaa ee naga nax oo naga ganbisoooooo!!! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites