Qandalawi Posted December 30, 2010 Cabdi Bille Cabdi Oo Dhalinyara Somaliyeed Uga Digay Qabiilka iyo Qaadka (Sawiro) Garowe ( RBC Radio ) Xaflad Balaaran Oo maanta lagu qabtay Xarunta Jaamacada PSU Ee Magalada Garowe ayaa waxaa Ka soo Qayb galay masuuliyiin Fara Badan Oo Ka Tirsan Xiriirka Kubada Cagta somaliyeed iyo Dowlada Puntland. Ujeedada Xafladani ayaa Waxaa ay ahayd Is Macsalameynta Qaybo ka haray Gobolada somalia ee ku sugan Magalada garowe. Waxaana sidoo Kale Fadhiyay Xafladani Inta Ka Hartay Gobolada somalia ee Ku SUgan Magalada Garowe Iyadoona Ay Halkaasi ka Hadleen Masuuliyin Kala duwan Oo ka Tirsan Dhinacyada Cayartoyda iyo Macalimiintoda. Qaybo Ka Mid ah Cayartoyda Gobolada Dalka Cabdi Bille Cabdi Oo ah Halyeey somaliyeed Dhawaana soo Gaaray Puntland oo ay ka socdaa Cayaaraha Gobolada ayaa halkaasi ka sheegay Muhiimada ay leedahay Is Dhexgalka Dhalinyarada iyo doorka Isboortiga ee Arimaha Bulshada iyo Horumarintooda. Cabdi Bile ayaa sheegay in Xiligii Barisamaadka Uu Ahaa Isbortiga mid Aad U sareyay isagoona Hatan sheegay in uu Wa Xoogaa Hoos u dhacay Balse Kama Tagin Muhiimada ay leedaha Gobolada maanta fadhiyay shirkii ka dhacay PSU oo Aad U kala Fogaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 30, 2010 Some of the Somali young football players sitting together listening to Abdi Bile's speech Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 30, 2010 Halyeey Abdi Bile oo khadbadiisa kuguda jira Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 30, 2010 One of my fav Somalis of all time. Welcome back to the motherland Abdi. p.s. Farmaajo's speech worked, qurbajoogtii wey soo laabanooyaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 30, 2010 Somali players... Quote Share this post Link to post Share on other sites