wyre Posted December 30, 2010 Roob xowli ah ayaa ka socda Jeddah shaqo lama aadi karo korontooyinki waa la wada damiyay allow naga samata bixi insha allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 30, 2010 Aamiin. Roob iyo koronto la'aan oo aad shaqo aadeyn miyaa ka cabaneysiin? you are lucky meel baraf badan inaadan joogin maanta. Wadankeyga yaa ii tarxiila right now...heck, even BC joined the barafley provinces n territories. Meel lagu dhuunto malaha wadankaan anymore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted December 30, 2010 You're in Jeddah? Maad Makkah / Madinah iska aadid ama buuraha Sawdah iyo Abha soo kortid. I like it markuu roobku bato and they have to close schools. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted December 31, 2010 Somalina;683938 wrote: Aamiin. Roob iyo koronto la'aan oo aad shaqo aadeyn miyaa ka cabaneysiin? you are lucky meel baraf badan inaadan joogin maanta. Wadankeyga yaa ii tarxiila right now...heck, even BC joined the barafley provinces n territories. Meel lagu dhuunto malaha wadankaan anymore. Alxamdulillah ilaahey waa na sama bixiyay, somalina dhul baraf leh waa caadi, miyaad ka war haysaa sannad hore wixi jeddah dad ku dhamaaday BBC mawaadan ka dhageysan? Hadda xitaa kan magaalo dhan baa dhulka ku darsantay, rabaq la yiraah Marka allow hanooga dhigin roobkan kuwii ummadihii naga horreeye lagu halaagay Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted December 31, 2010 *Blessed;684083 wrote: You're in Jeddah? Maad Makkah / Madinah iska aadid ama buuraha Sawdah iyo Abha soo kortid. I like it markuu roobku bato and they have to close schools. :cool: makkah xilligan la joogo wuxuu difaacul madani amar ku bixiyay inaan guryaha laga soo bixin I even recieved the sms Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted December 31, 2010 Maxay sameenayaan hadaad ku tidhaahdid maan helin sms-ka, miyaa lagu celin. Gardaro. Hadaan nafta u baqayo aniguu dhankaa kamaan dhamaadeen. Hadii kale buurahaan tiigsan lahaa. Illahay ha idiin sahlo. Anagu roob baan u ducaysaneynaa.. Aduunyo xaal badanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites