Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News: Its the Clash of the TITANS: Banadir [Mogadishu] Vs Bari[Bosaso]

Recommended Posts

The team to win ... the 18th Somali football national cup, haaheey waa kuwaanaa si fiican halooo fiirsado, nuunow ku indho nuurso :D

 

DSC04684.jpg

 

Halkiinaa kasiiwada

Haa, Laacibiibta bariyohow

Hambal iyo salaanbaa

Hawda idiinba soomarin

Halyayyadii Dalkaygow

Halkiinaa kasiiwada

Haybad iyo Sharafbaa

Hubaashiina Leedihiin

Halkiinaa kasiiwada

Hanashada bal koobkana

Hibo baad uleedihiin

 

Halkiinaa kasiiwada

Hamigeenu wuxu yahay inaan horay usoconoo

 

Qaranada inakategay

Qarnigaan kugaarnaa

Qaaradaha baldunidana

Qarnigaan kadheelnaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Halkiinaa kasiiwada

Haa, Laacibiibta bariyohow

Hambal iyo salaanbaa

Hawda idiinba soomarin

Halyayyadii Dalkaygow

Halkiinaa kasiiwada

Haybad iyo Sharafbaa

Hubaashiina Leedihiin

Halkiinaa kasiiwada

Hanashada bal koobkana

Hibo baad uleedihiin

 

Halkiinaa kasiiwada

Hamigeenu wuxu yahay inaan horay usoconoo

 

Qaranada inakategay

Qarnigaan kugaarnaa

qaaradaha baldunidana

Qarnigaan kadheelnaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

28_dec_2010%20copy.jpg

:D:D:D

 

Goooooooo Banaadir!! . Show them geeljire Bari boyz how to play football.

 

Kii raayo reerka ha u haro...

 

58581466996444611508039.jpg

Make them proud yaa Banaadir! bring that cup to Mogadishu!

 

p.s. Abdi Bile is also watching you...get your penalties early in the game...lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looooooooooooool @ Somalina

 

 

Xaaji Xundjuf, its a taugh game, you never know the result, also Banaadir have their Governor watching.

 

However, the youth from Bari will try and overpower them with weeraro laxaad leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciyaarta Kama Dambeysta ee Koobka Gobolada Soomaaliya oo maanta Dhacaysa

December 31, 2010 | 14 comments

3Share

 

Ciyaarta kama dambeysta ee koobka gobolada Soomaaliya ayaa ka dhacaysa galabta garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe caasimada Puntland.

 

Ciyaarta Final-ka ayaa dhexmari doonta xulalka kubadda cagta ee gobolada Banaadir iyo Bari oo wareegaas usoo baxay,waxaana ay tahay ciyaar aad u adag oo xiiso badan.

 

Magaalada Garoowe waxaa 24-saacadood lasoo dhaafay soo buux dhaafiyey oo soo gaarey dad fara badan oo ka kala yimid magaalooyinka ugu waaweyn ee Puntland,waxaana ay doonayeen in ay daawadaan ciyaarta kama dambeysta.

 

Dadka ugu badan ayaa waxaa ay ka yimaadeen magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari,waxaana intooda badan ay soo galeen habeenimadi xalay kuwaas oo u yimid in ay daawadaan xulkooda oo galabta ciyaaraya.

 

Ciyaarta ayaa bilaabman doonta galabnimadii saacadu markii ay ku beegantahay 03:00-PM galabnimo ee saacada Geeska Afrika,waxaana kasoo qaybgali doona masuuliyin sare oo ka tirsan Dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka iyadoo la qaban doono xaflad lagu soo xiraayo koobka.

 

Waxaa adag in la saadaliyo xulka ku guuleysan kara koobka,waxaana labadaan gobol ay yihin kuwa wareegyadi hore kusoo reebeen ama kaga soo adkaadeen xulal adag oo loo saadalinaayay in ay qaadaan koobka.

 

Xulka gobolka Banaadir ayaa wareegi afarta kooxood rigooreyaal kaga adkaadeen xulka martigelinaysay ciyaaryahaan ee Nugaal,iyadoo gobolka Bari ay ku durduriyeen xulka gobolka Jubadda Hoose oo 9-jeer qaaday koobkaan lagana cabsi qabay in koobkaan ay mar kale qaado ayna ahayd koox adag.

 

Tartanka 18-aad ee koobka gobolada Soomaaliya oo ay sanadkaan martigelisay Puntland ayaa soconaayay mudo 15-maalmood.

 

Amaal Yuusuf Macalin

Horseed Media

Garoowe,Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Nugaal oo Kaalinta Saddexaad Ku Guuleysatay

Ciyaarta loo tartamaayo kaalinta saddexaad ayaa saaka ka dhacdey garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare,waxaana ay dhexmartay xulalka kubadda cagta ee gobolada Jubadda Hoose iyo Nugaal.

Xulka-Gobolka-Nugaal.jpg

 

Labadaan gobol oo maalmo kahor laga reebay tartanka oo ay usoo baxeen wareega Semi Final-ka ayaa saaka u tartamaayay kaalinta saddexaad iyo afaraad.

Xulka gobolka Nugaal ayaa ciyaartaan ku adkaatay 3-1 oo ay kaga badisay xulka gobolka Jubadda Hoose,waxaana sidaas kaalinta saddexaad ku guuleysatay Nugaal.

 

Goolasha Nugaal waxaa uu kala dhaliyey ciyaaryahanada Maxamed Timajilic,Siciid Madoobe iyo Maxamuud Muuse.

 

Xulka gobolka Jubadda Hoose oo aan ciyaar wanaagsan soo bandhigin ayaa galay kaalinta afaraad.

 

Ciyaarta ugu dambeeya ee Final-ka koobka gobolada Soomaaliya ayaa galabta dhexmari doonta xulalka Banaadir iyo Bari.

 

Source horseedmedia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The game has just started...

 

 

Unfortunately we are one neil down, aaaaaaaaaaaaaaaaargh

 

 

Banaadir 1 : 0 Bari

 

 

Cayaar waa gelin danbe, ha ubixina, we will win this one, xogaa unbaan kaqalaynaynaa looooooolz

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Go Banaadir

 

 

loooooooool@Qandalaawi, rageedi baa tahay, laakin maxaa waaye premiershipka kooxdaada waa lagu dhagee, sxb, iska hilmaan, iigu imoow sports sectionka waraa hadaad real Arsenal fan tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this