Sign in to follow this  
General Duke

Shabelle Radio declares war on TFG

Recommended Posts

ninyahow alle laguma caasiye, maxamed dheere,salaad cali jeelle,ali mahdi,xaaji muuse suudi yalaxow, waa ay geysteen xumaan badan mana ku difaacayo qabqablenimada laakin maanta ma wax dhiba ayaad ka maqashaa,dowladda ayeey tageersan yihiin, ogowna in muggii ay dowladda awood yeelato oo sharci iyo kala dambeyni dhacdo in ninwalba oo xumaan geystay la xukumi doono qabiilku doono ha ahaade.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Dawlad ma taagersana shalamaantanu lahaa dowladaan mid soceesa ma aha and ciidamadeydaan gooni u urursaa. Hadaad dawlad Somaliyeed rabtid xaqa u heeli nina reer ha ku taagerin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

war ninyahow maxa waaye waxaadan fahmeynin anigu dowladdu kuma taageerin isku qabiil ba tihiin shariif as i said b4 maxaan uu taageeri waaye geeddi? ninkii fiican wan raacsanahay, tan kale aniga laftan ka dhashay waa al shabaab miiraan kulli reerkeygu waa al shabaab hadan runta ka hadlo 20 ruux oo ilma adeeradey iyo ilma adeero labaadkeyga al shabaab ayey ka mid yihiin marka qabiil maxaan ugu taageeri waayay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Oba waxa uurkaaga ku jiro anigu ma ogi waxaad meshaan ku qortid leen arkay. Sidaad M/dheere ula dhacsan tahay C/yeeyna uu ku yahay dhiig ya cab fahmi waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

m/dheere wuxu ku fiican yahay inuu difaacayo deeganadiisa ee waqooyiga xamar, cabdulahi yusuf waxba isma dhaamaan laakin de labadu deeganada ay kaso jeedan daacad bey uu yihiin..

Share this post


Link to post
Share on other sites

hade waqooyiga reerka ayaa majority ku ah, ileen xamar hal qabiil ma degena qabiilo farabadan oo walaala somaliyed ayaa joogo meesha.. odaygan maxamed dhere haduu weeraro hodan & h/wadaag ama dayniile waxa lo arka qabiil, inuu ku duulayo qabiil kale, somali waa taqaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this