oba hiloowlow Posted December 29, 2010 ninyahow alle laguma caasiye, maxamed dheere,salaad cali jeelle,ali mahdi,xaaji muuse suudi yalaxow, waa ay geysteen xumaan badan mana ku difaacayo qabqablenimada laakin maanta ma wax dhiba ayaad ka maqashaa,dowladda ayeey tageersan yihiin, ogowna in muggii ay dowladda awood yeelato oo sharci iyo kala dambeyni dhacdo in ninwalba oo xumaan geystay la xukumi doono qabiilku doono ha ahaade. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted December 29, 2010 Dawlad ma taagersana shalamaantanu lahaa dowladaan mid soceesa ma aha and ciidamadeydaan gooni u urursaa. Hadaad dawlad Somaliyeed rabtid xaqa u heeli nina reer ha ku taagerin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2010 war ninyahow maxa waaye waxaadan fahmeynin anigu dowladdu kuma taageerin isku qabiil ba tihiin shariif as i said b4 maxaan uu taageeri waaye geeddi? ninkii fiican wan raacsanahay, tan kale aniga laftan ka dhashay waa al shabaab miiraan kulli reerkeygu waa al shabaab hadan runta ka hadlo 20 ruux oo ilma adeeradey iyo ilma adeero labaadkeyga al shabaab ayey ka mid yihiin marka qabiil maxaan ugu taageeri waayay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted December 29, 2010 Oba waxa uurkaaga ku jiro anigu ma ogi waxaad meshaan ku qortid leen arkay. Sidaad M/dheere ula dhacsan tahay C/yeeyna uu ku yahay dhiig ya cab fahmi waayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 30, 2010 m/dheere wuxu ku fiican yahay inuu difaacayo deeganadiisa ee waqooyiga xamar, cabdulahi yusuf waxba isma dhaamaan laakin de labadu deeganada ay kaso jeedan daacad bey uu yihiin.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted December 30, 2010 Maxaa ka dhigay waqooyiga Xamar deegan kisa? Misa reer hada waqooyi Xamar kaliya may leeyihiin Xamaroo dhan aan u malaynayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 31, 2010 hade waqooyiga reerka ayaa majority ku ah, ileen xamar hal qabiil ma degena qabiilo farabadan oo walaala somaliyed ayaa joogo meesha.. odaygan maxamed dhere haduu weeraro hodan & h/wadaag ama dayniile waxa lo arka qabiil, inuu ku duulayo qabiil kale, somali waa taqaan... Quote Share this post Link to post Share on other sites