Abdirazak_PTL Posted December 28, 2010 Halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe, waxaana Halyeygu uu si toos ah ugu gudbey garoonka Mire Awaare halkaas oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Soomaaliya. Halyeey Cabdi Bille Cabdi ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey kumaankun qof ee u soo daawashada tegay ciyaartii xiisaha lahayd ee Nugaal iyo Banaadir taas oo loogu baxaayey ciyaarta kama danbeysta ah. Sida aan ka soo xiganayno masuuliyiinta Puntland Halyey Cabdi Bile Cabdi ayaa saxaafadda la hadli doona maalinta berri ah, muhimadda u weyn ee uu u yimid magaaladfa Garoowe ayaa ah in uu dhiiri geliyo ciyaaraha iyo sidii loo soo nooleyn lahaa Isboortigii Soomaaliya ee muddada 20 sano ah burbursanaa. Cabdi Bille Cabdi ayaa ahaa halyeygii sharafta u soo hooyey dalka Soomaaliya kadib markii uu noqdey sanadkii 1987-dii horyaalka dunida ee orodka 1500 miter, kuwaas oo lagu qabtey magaalada Roma ee dalka Talyaaniga sidoo kale sanadkii 1989-kii ayuu ku guuleystey IAAF World Cup magaalada Barcelona, waxaana uu magaca Soomaaliya ku xariiqey taariikhda Isboortiga ee dunida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted December 28, 2010 I'm very proud! Somalia is returning, slowly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2010 Welcome sir, welcome home.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted December 28, 2010 Welcomed like a lion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 28, 2010 how does this belong in the political section? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2010 How does it not belong in this section? Abdi Bile is a Somali legend and today he is home, watching a Somaliweyn tournament with Banadir defeating Garowe at their own ground.. This is big, and you secessionist just watch and learn... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2010 Welcome sir.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted December 28, 2010 The resuscitation of sports in Somalia is indeed of paramount importance to all of us and all Somalis everywhere must encourage it and fully participate whenever possible. Mr.Cabdi Bille's successes as a long distance runner proves to us all that-- if we put our minds to it-- Somalia can easily compete against Ethiopia and Kenya, who for the most part dominate such events in world competitions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted December 29, 2010 In Puntland everything is political, even sport. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 29, 2010 This is a womderful event and many other figures will be arriving soon. Insha Allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 29, 2010 HALYEEY CABDI BILE CABDI: Orod-yankii Somaaliyeed oo soo gaaray Garowe Talaado, 28 December, 2010 (HOL) − Orod-yanka Soomaaliyeed ee caanka ah Cabdi Bile Cabdi ayaa lagu arkay fagaaraha Sports-ka mudo ka dib ,waxaana uu ka soo qayb galay ciyaartii ay galabta kuwada yeesheen garoonka Mire Awaare ee Garowe gobollada Banaadir iyo Nugaal. Waxaa Cabdi Bille markii uu garoonka soo galay uu gacan qaaday qaar kamid ah masuuliyiinta dowlada ee garoonka ku sugnaa ,isagoo ay ka muuqatay farxad aad u badan oo ku aadan ka soo qaybgalka ciyaaraha gobollada. "Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan imaado dhulkayga Hooyo ,anigoo waliba daawanaya ciyaaro noocaan oo kale ah oo ay mudo iigu danabaysay "ayuu yiri Cabdi Bille mar uu la kulmayay madax ka tirsan Puntland. Cabdi Bile Cabdi ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay ciyaaraha gobollada ee ka soconaya magaalada Garowe,isagoo xusay in uu jeclaan lahaa Soomaaliya oo nabad ah idilkeed. "Waxaan maamulka Puntland ugu mahadcelinayaa sida quruxda badan ee howshan ay isugu diyaariyeen,mana qiyaaso karo dareenkayga la xiriira ciyaarahan gobolladu ay ku tartamayaan " ayuu hadalkiisa ku daray. Cabdi Bile Cabdi waxaa uu noqday qofkii ugu horeeyay oo Soomalia ah oo ku guuleesta tartanka Oradka caalamiga ah oo la ordo 1500 meter, tartankaasi oo lagu qabtay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga sanadkii 1987-dii. Ugu danbayntii orod-yankan Soomaaliyeed ayaa la filayaa in uu si dhamaystiran warbaahinta uga waramo qorshaha uu ku yimid magaalada Garowe ,waxaana ay wada kulmi doonaan madaxwaynaha Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole sida la sheegay. Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online boston@hiiraan.com Bosaaso,Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 29, 2010 Halyeey Cabdi Bile Cabdi oo Maanta Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe December 28, 2010 | 7 comments29 Share Halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe, waxaana Halyeygu uu si toos ah ugu gudbey garoonka Mire Awaare halkaas oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Soomaaliya. Halyeey Cabdi Bille Cabdi ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey kumaankun qof ee u soo daawashada tegay ciyaartii xiisaha lahayd ee Nugaal iyo Banaadir taas oo loogu baxaayey ciyaarta kama danbeysta ah. Sida aan ka soo xiganayno masuuliyiinta Puntland Halyey Cabdi Bile Cabdi ayaa saxaafadda la hadli doona maalinta berri ah, muhimadda u weyn ee uu u yimid magaaladfa Garoowe ayaa ah in uu dhiiri geliyo ciyaaraha iyo sidii loo soo nooleyn lahaa Isboortigii Soomaaliya ee muddada 20 sano ah burbursanaa. Cabdi Bille Cabdi ayaa ahaa halyeygii sharafta u soo hooyey dalka Soomaaliya kadib markii uu noqdey sanadkii 1987-dii horyaalka dunida ee orodka 1500 miter, kuwaas oo lagu qabtey magaalada Roma ee dalka Talyaaniga sidoo kale sanadkii 1989-kii ayuu ku guuleystey IAAF World Cup magaalada Barcelona, waxaana uu magaca Soomaaliya ku xariiqey taariikhda Isboortiga ee dunida. Daawo Soo Dhaweyntii loo sameeyey markii ay cayaartu socotey: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 29, 2010 A Somali national hero indeed and world chamption Abdi Bile Abdi, adoo mudo dheer kamaqnaa dhulkaaga hooyo ku so dhawaaw halyeey Abdi Bile Abdi, ku soo dhawaaw to your motherland, welcome to Garoowe. I love the way he was welcome by the people in Garoonka Mirre Awaare, he deserves it. Xasuus qiiro mudan bal ila dhaawada Abdi Bile Abdi's great win and the rising of the beautiful Somali flag... fastastic african win Listen to the commentator as he says, the world champion, Bile wins it, wins for Africa, the great continent... beautiful to watch again. Quote Share this post Link to post Share on other sites