Somalina Posted December 27, 2010 December 27, 2010 Mudane Cali Larijaani ayaa hadalkaan yiri xilli u kulan la qaadanaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan oo booqasho ku jooga dalkaas. Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Iraan ayaa sheegay in dhibaatada dheer ee ka jirta Soomaaliya ay ka dambeyso fara gelinta ay ku hayeen Shisheeyaha iyo falalka argagixiisada. ”…Argagixiisnimada iyo fara gelinta Shisheeye waa dhibaatada ka taagan Soomaaliya…”,ayuu yiri. Wuxuu intaas ku daray in Iraan ay qayb weyn ka qaadanayso xalinta dhibaatada aan dhamaadka lahayn ee ka taagan Soomaaliya,waxaana uu ku eedeyey wadamada ugu awooda badan dunida in aysan wadamada Islaamka u ogolayn in ay si madaxbanaan ku noolaadan. ”…Wadamada awooda badan ma rabaan wadamada Islaamka in ay ku noolaadan si madax banaan,sidaas darteed waxaa ay isku dayaan in ay sameyaan qalalaasooyin la xirrirta dhanka Siyaasada,dhaqaalaha iyo amniga oo ka dhan ah…”,ayuu sheegay. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan ayaa tilmaamay sababta uu u yimid dalkaas ay tahay sidii xal loo heli karo mushkilada Soomaalida. Safarka Shariif Xassan oo qaadan doonta dhowr maalmood ayaa lagu wadaa inuu la kulmo masuuliyinta ugu sareysa Iraan oo uu kamid yahay Madaxweyne Axmadinejad. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2010 TFG = foreign product + Foreign Fighters from other african countries Alshabaab = Somali product with foreign elements and foreign influence from abroad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 27, 2010 Xaji I hope you passed your grade 5 math. lol AS is a foreign product with foreign agenda. You dont see non Somali TFG ministers or do you? get real. Intaad Godane u sacba tumeysid yaanan xabsi lagu geyn, these days dad badan ayaa la daawadaa, I wouldn't get comfortable if I were you. Maadeey aawey? Che aawey? loooooool....think awoowe, think...loooool Istaqfurallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2010 Somalina meeshan jooga CIA baa ba looga taliya so ma ogid lol Sure Alshabaab has foreign elements and foreign Fighters but they are mostly concentrated inside South and mid Somalia. Their leaders are Somalis They have a group of Muhajirins Mostly arab Muslims and pakistani Muslims . these are the foreign fighters. But Alshabaab is an offshoot of Icu Muqaawamo and former Islamic Factions in somalia . And it's not a secret they have a foreign agenda. Compare it to the TFG created By foreigners created outside Somali soil. Their leaders are elected outside Somalia. plus 8000 foreign fighters Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 27, 2010 Afghanistan iyo Pakistan waa foreigners. Uganda waa walaalaheen from Africa, just like Ethiopia are your brothers. Argagaxiso diin ma laha, kii supportgareyana meeshuu ku danbeeyo waa la ogyahay, marka is ilaali leen ku iri. Intaad South is leedahay ha sii gubato yaanan adiga lagu gubin (big brother is always watching). Teeda kale, banaanka ula soo bax support-kaaga, soona qaado boorarkaada ay ku qoran yihiin "I love you Godane, keep burning Xamar" haddaad karti leedahay, halkan ha ku dhuudhumanin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2010 Somalina;683280 wrote: Afghanistan iyo Pakistan waa foreigners. Uganda waa walaalaheen from Africa, just like Ethiopia are your brothers. Argagaxiso diin ma laha, kii supportgareyana meeshuu ku danbeeyo waa la ogyahay, marka is ilaali leen ku iri. Intaad South is leedahay ha sii gubato yaanan adiga lagu gubin (big brother is always watching). Teeda kale, banaanka ula soo bax support-kaaga, soona qaado boorarkaada ay ku qoran yihiin "I love you Godane, keep burning Xamar" haddaad karti leedahay, halkan ha ku dhuudhumanin. Anigu horta siday wuxu yihin baan u sheegey awoow afghanistan iyo Pakistan wa dalal islaama ah runti Anigu koley Qofka dinta islaamka watta aya dunida iga xiga gaalka oo ilahay baba ta ino sheegey. Anigu waxan jecelahay inay Somalia nabad noqoto oo wanaageedi iyo sharafteedi ay lahayd ku so noqoto, Godane na wuxu is leeyahay wuxun hagaajii koley qofku marku hogaan qabto qalad wa leeyahay . Xaajigu na qof is qariya na maha ma dhuunto awoow lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 27, 2010 "Hadal yar iyo hawl badan" ayay shiinaha shuuciga yiraahdeen. Marka adiga iyo inadeerkaa dharka dumarka jecel inuu xirto oo wejigiisa qarqariya, waxaan idin leeyahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2010 haye Somalina hadaad wajigisa arki lahayd maad tageeri lahayd ileen xiligi u abu mansuur Amiirka aha ba maad tageeri jirin ma wajigisa oo aad aragtid bay waxiska badalaysa lol Quote Share this post Link to post Share on other sites