Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland berbera port goes through Major Improvements Pictures

Recommended Posts

Th Improvements Of Berbera Port has come to Focus Neighbouring Countries

 

Hargeisa (Somalilandpress)-With a limited time the new administration announced to manage the international port in Berbera has commenced to improve many parts of the port like the technical needed to manage the service offered by the port, as this is connected the experience and the vision of the Manager of the Berbera Port Ahmed Yusuf Dirir, while construction and improvements is taking place on daily basis, so this is part of developing the different services that the port offers.

 

Recent days 85% of the port’s service has increased, apart from the local commercial export and imports, this has come in to focus the neighboring country Ethiopia to use as main port turning the previous ports like Djibouti and Sudan Also, Berbera Port Authority has repaired the place used to put the commodities that nearly to fall down after a long time built by the Russian government

 

The Manager of Berbera Port Authority told SomalilandPress, that the y have added new lifters to facilitate the smoothness of service offered by the port. Furthermore, the other side’s that the new Authority of port has done is the emergency of first aid has built in the port, while previously if the staff is wounded the nearest health care was Hargeisa, also with in the port new security cameras has installed to ensure the security and other activities taking place in the port, the new places to rest the livestock has established before they are exported.

 

 

The Manager has recommended all Somalilanders to take part the efforts for developing the port as having mentioned the main economy that the country has and also he called to join the first line of the world port competitors.

 

The Somaliland President Mr. Ahmed Mohamed Silanyo has promised that the port will be independent and to refund the improvement of the different services the port offers, while the former government has nothing to return the resources produced by the port.

 

Reported by: Abdiqani Husien Baynah

 

Source: Somalilandpress

 

 

Berberaport-300x225.jpg

 

gaadiidka-300x225.jpg

 

S7000046-300x225.jpg

 

dabdamis-300x225.jpg

 

S7000047-300x225.jpg

 

goobaha-xoolaha-lagu-nasiyo-300x225.jpg

 

goobaha-xoolaha-lagunasiyo-300x225.jpg

 

dekedyaro-300x225.jpg

 

shaqaale-300x225.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka cusub ee Dekedda Berbera oo ku Guulaystay inuu Dhaqdhaqaajiyo Horumarinta Hawlaha Farsamo ee Dekedda Berbera + SAWIRO

Berbera (OWN)- Maamulka cusub ee Dekedda Berbera oo ku Guulaystay inuu DhaqdhaqaajiyoHorumarinta Hawlaha Farsamo ee Dekedda Berbera (Somalilandpress)- Maamulka cusub ee wakhtigan la wareegayagaasinka dekedda caalamiga ah ee Berbera, ayaa muddadii koobnayd eeuu hayay xilka maamulka dekedda waxa uu bilaabay in horumarin guudlagu sameeyo qaybo badan oo ka mid ah dhinacyada farsamo ee marsadaBerbera. Taasoo la jaanqaaday khibrada iyo aragtiyaha fog ee uuaqoonta u leeyahay Maareeyaha Dekedda Berbera… waxaana waagii-beryabadekedda ka socda dhismayaal iyo isbedel cusub oo kor loogu qaadayohawl-maalmeedka adeegyada kala duwan ee Dekedda Berbera.

 

Maalmihii u dambeeyay waxa kor u kacay 85% sumcada iyo rajadaisticmaalka dekedda, oo ka sokow muwaadiniinta Somaliland ee wax kalasoo degta waxna ka dhoofiya, waxa damac wayni ka galay inay dekeddaBerbera wax ka dhoofiyaan waxna kala soo dagaan, dalalka jaarka ahsida dalka baaxada wayn ee Itoobiya, oo ka marag-kacay in ay MarsadaBerberi u qalanto in dalka Itoobiya wax kala soo dago, ama uu sijoogto ah u isticmaalo, halka uu wakhtiyadii hore dalka Itoobiya u soomari jiray dekedda Berbera raashinka Deeqaha reer Galbeedka ee dhinacamucaawinooyinka Abaaraha. Hase yeeshee ay si toos ah u isticmaalijireen Dekedda wadanka Jabuuti. Hadaba, waxyaabaha muhiimka ah ee bilo gudahood laga hir-geliyaydekedda waxa ka mid ah, xafiisyada adeega cashuuraha dadweynaha oomarkii hore loo tagi jiray xafiisyo kala fog ayaa iminka waxa lagadhigay goob keliya.

 

Haday noqoto xafiisyada kastanka Cashuuraha iyohaday noqoto xafiisyada adeega Maamulka Dekedda. Sidoo kalena, waxa guud ahaanba isbedelay qaabkii shaqada dekeddatusaale ahaan kaantaroolka shaqaalaha iyo sugidda ammaanka oo lagakordhiyay heerkii hore, waxaana hawl kastaba la waafajiyay xafiiska kushaqada leh. Waxyaabaha ugu waawayn ee wakhtigan sida wayn looga dareemayo gudahaDekeda Berbera waxa ka mid ah mooraalka shaqaalaha, oo u sahadinayaDekeda in ay noqoto mid caalami ah oo aan lagu kala bixin habeen iyomaalin iyo dhiiri galinta Maamulka Cusubi kusoo kordhiyay guud ahaanbahowl wadeenada ka howl gala Dekeda Bebera, waxaana marka hoos loogudhaadhaco iyana siweyn looga dreemayaa xadidaada musuqmaasuqa iyojoogteynta dhinaca kormeerada Maamulka, oo aan kala go laheyn 24kiisaacadoodba.

 

Maareeyaha Cusub ee dhawaanta loo magacaabay Dekeda Berbera AxmedYuusuf Dirir oo dhawaan u waramay Warbaahinta ayaa isaguna xaqiijiyay,ku tala-galka qorshayaashooda mustaqbal ee ay doonayaan in ay kor uguqaadaan adeegyada kala duwan ee isticmaalka Dekeda Berbera,waxayaabaha ay xiligan ku soo kordhiyeen iyo arrimo kale oo muhiim ah,islamarkaana lafdhabar u ah howlaha adeegyada Dekeda, waxaanu kamaragkacey Maareeyuhu in ay iyaga bartilmaameed u tahey xoojinta Dekedadhinacyada farsamo iyo dhinaca adeeg ee qeybaha Dekeda oo dhan, taasoo ay geed dheer iyo mid gaabanba ugu tahlayaan intii itaalkood ah.

 

Waxa kale oo Dayactir lagu sameeyay Barxadda Balaadhan ee Alaabada ladhigo oo Qarka u saarnayd inay Degto, iyada oo lagu sameeyay dayac-tiriyo dib u dhis in ku dhaw 180 mitir oo ah qaybtii uu dhisay dawladiiRuushku sanadihii ee ay Saldhiga u ahayd Berberi. Maareeyaha Dekada Axmed Yuusuf Dirir waxa uu sheegay inay Dekedda kusoo kordhiyeen qalab kala duwan oo ay ka mid yihiin Wiishash cusub eeloo adeegsado dejinta iyo rarista, kana casrisan kuwi awal hore laguisticmaali jiray gudaha dekedda.

 

Dhinacyada kale ee maamulka cusubi wax ka qabtay waxa ka mid ahxarunta gargaarka deg deg ah oo laga hir-geliyay gudaha dekedda,gaadiidka casri ah oo loo keenay ciidamada ammaanka ee gudaha dekedda,goob nasasho oo loo sameeyay xoolaha ka hor inta aan laga rarindekedda. Iyada oo sidoo kalena lagu rakibay qalab casri ah oo kaqayb-qaadanaya ilaalinta amaanka dekeda gudo iyo dibadba, oo isugujira kamaradaha ammanka oo la soconaya dhaqdhaqaaqa dekedda iyo badaSomalilandba. rakibo. Dekedda Berbera waxa ay ka kooban tahay laba qaybood oo midkoodu aydhistay Dawladii Ruushku sanadihii lixdameeyadii, halka ka kalena lagadhisay sanadihii Todobaataneeyadii oo ay binaysay dawlada Maraykanku. Dhinaca kalena waxa uu Maareeyaha Dekeda Berbera iftiimiyay, in ay uheelan yihiin islamarkaana, gacmo furan kusoo dhaweynayaan cid kastaoo kamid ah muwaadiniinta reer Somaliland oo farsamo iyo cilmi kusookordhinaya Dekeda Berbera hadey dalka gudihiisa iyo dibadiisabajoogaan,taas oo iyana sida muuqata wax weyn kusoo kordhin kartasumcada iyo rajada Dekeda ugu weyn Somaliland ee lafdhabarta halbowleee dhaqaale u ah dalka Somaliland.

 

Sikastaba ha ahaatee, arimaha sida weyn mudooyinkan danbe u dhiirigalinaya, ee soo jiidanaya muwaadiniinta reer Somaliland guda iyodibadba madax iyo mijaba dhaqdhaqaaqyada iyo rajada Dekeda weyn eeBerbera waa mid ka suurta gashay dhinaca Maamulka ee Xiligan , oo umuuqda mid soo kordhiyay ama soo bandhigay furfurnaan loo baahanaa iyoMaskax cusub oo kaashaneysa Cilmi iyo khibrad dheeraad ah, oo aycaawinayso firfircooni ka badan tii Maamulkii hore ee Dekeda Berbera,oo aan qudhiisu laheyn dhaliil badan oo farta lagu fiiqo. Gabagabadii waxa looga baahan yahey Guud ahaanba mujtamaca iyoGanacsatada reer Somaliland, in ay taageero hagar la,aan ah oo dhiirigalisa korna u qaada waxyaabaha ay hiigasanayaan Maamulka Dekedu ay labarbar joogsadaan islamarkaana, qof waliba si muwaadinimo dheeraad ahoo daacad ahi kujirto wixii uu aqoon iyo farsamo ku kordhinayo DekedaBerbera uu uga faa,ideysto fursada Maamulkani siiyay dhamaanmuwaadiniinta iyagoo, fahimkoodu u furan yahey inta u heelan dhismahahalbowleyaasha adeegyada kaabiga ah ee dalkeenu kaga duwan yahey amakaga hurumarsan yahey wadamo badan oo maanta Magac weyn kuleh dunidaCaalamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this