Saalax Posted December 26, 2010 Madaxda Buuhoodle ee taageerta Puntland oo cabsi weyn ka muujiyey in Ciidamada Somaliland la wareegaan Buuhoodle. Buuhoodle/ToggaHerer Gudoomiye K/xigeenka Gobolka Cayn ee Dhinaca Maamulka Puntland Maxamud Sh Cumar Mas’uuliyiinta maamulka buuhoodle ee Taageera Puntland ayaa shaaciyey cabsi ay ka qabaan in Dawlada Somaliland ay la wareegto gacan ku heynta degmada Buuhoodle oo gobolka Koonfurta Bari Togdheer Ku yaal oo ah deegmo ka tirsan Somaliland. Maxamud Sh Cumar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo dhab ah oo qeexaya in Somaliland ay qorsheyneyso in ay la wareegto gacan ku heynta degmada Buuhoodle, waxaanu sheegay in ay arkeen ciidamo farabadan oo ka socda Dawlada Somaliland kuwaasi oo soo dhoobtey degmooyinka ku hareeereysan degmada Buuhoodle. Waxaanu sheegay in degmada Widh Widh iyo deegaanka Meygaagle ay soo dhoobtey Somaliland ciidamo farabadan oo wata gaadiidka dagaalka, kuwaasi oo dadka deegaanku ku sheegeen in ay u socdaan kala dhexgalista maleeshiyo beeleed ku diriray deegaanka Kalshaale, hase ahaatee waxaa warkaasi beeniyay kuna sheegay in ciidamadaasi ay ku socdaan sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen degmada Buuhoodle Maxamud Sh Cumar. Ninkan ayaa sheegay kuna dhaliilay Puntland inay san u soo jeedin wax ka qabashada Buuhoodle , isla markaana Puntland ay iska indho tirtay sidii ay wax ugu qaban lahayd shacabka ku nool Buuhoodle. Baashe Maxamed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted December 26, 2010 What's the source? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 26, 2010 ^The closest marfish in your area . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 its on taleex.net there is even some audio clip attached to it listen to it Can u post that Salax malay diray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 26, 2010 War what the hell is Salaax Malay diray? gormaan Malay noqday lol. It's Salaax Lay Diiray. Here. Dagaal Ka Qarxi Raba Gobolka Cayn. http://taleex.net/wp-content/uploads/2010/12/Maxamuud.02.mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 salax lay diray iyo salax malay diray labada ba wala odhan jiray abwaanka lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 26, 2010 http://taleex.net/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 Thanks salaax the rebels and the pirates both are worried, waliba waxan la yaabay kan hadalka ku duubaya telefoonkisa dadka kor haya lol Quote Share this post Link to post Share on other sites