Showqi Posted December 26, 2010 Da'uud dalkiisa iyo dadkiisa in uu wax taro ayuu doonayey. Hadii ay dawladi jiri lahayd, Da'uud cid taaban lahayd lama arkeen. Dowlad la'aanta ayaa waxaas oo dhan keeneysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 26, 2010 The Zack;683085 wrote: Oba, What are you implying here? I am lost... what im implying is that dilkisa iney xaqdarro aheyd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 26, 2010 Somalina, I know that I just had to edit my du'a for him. I am not allowed to make du'a for converts. I didn't question his Somaliness. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 26, 2010 Wariyaha sanadka Ayaanle Hussein Abdi oo dil ka bad baaday. Wariye Ayaanle Hussein Abdi ayaa habeenimadii Jimcaha rag hubeysan ay weerar kuqaadeen xili uu kabaxayay gurigiisa oo kuyaala xaafada East light ee Magaalada Nairobi. Sadex nin oo Kenyan ah oo laba kamid ah ay hubeysanyihiin ayaa rasaas kufuray Ayaanle xili uu kusocday halka uu gaariga shaqada uqaado utaagna oo wax kayar labaatan Mitir ujiray irida guriga.Waxaana uu Ayaanle mar kaliya ka warhelay rasaas lagu furay iyo rag isku duubay oo ugu dhaqaaqay baarasho, waxaana ay jeebkiisa kala baxeen dhamaan decomentigii uu dalka kujoogay iyo waraaqihii Shaqada. Wariye Nimco Xasan oo goob joog ahayd isla markaana arkeysay marka ay ragu weerarayeen Ayaanle ayaa sheegtay sida marki ay ragu baarteen kadibna aan bilownay in aan ku qeylino inaga oo aanan wali gaariga ka dagin ayaan arkayay nin dhowr jeer toorey ku garaacay Ayaanle oo markaasi isgiijinayay iskuna dayay inuu kabaxsado waxaana mid kamid ah Tooreyda ay kaga dhacday Gacanta bidix inta udhaxeysa garabka iyo xusulka. Mar kaliya ayay ragii bilaabeen inay cararaan waxaana Ayaanle isaga oo gacanta halki dhiigu kabaxayay cadaadinaya uu soo fuulay gaarigii waxaana aan toos u aadnay Isbitaalka Agakhan ee Magaalada Nairobi iyaga bilaabay inay dhiiga ka joojiyaan isla markaana ay daweeyaan.Wariye Amin Caamir oo ay aad isugu dhowyihiin Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa shabakada Wariyaha usheegay in Ayaanle uu wanaagsan lagana saaray Cisbitaalkii oo hada uu la joogo qoyskiisa. Amin ayaa sheegay in raga weerayay aanan wali lagaraneynin waxa ay ahaayeen waxaana markii hore ay ku fureen rasaas ilaahay ayaana ka badbaadiyay waxaana gacanta ka gaaray dhaawac kadib mindi ay ku dhifteen isaga oo ka ilaashanayay in Caloosha ama feeraha ay kala helaan.Amiin ayaa sheegay in ay tahay markii labaad oo mudo sanad ah oo uu Ayaanle joogo Nairobi uu ka badbaado isku day burcad dooneysay inay dhacaan ama ay dilaan. Mana ogi buu yiri Amin sababta ka dambeysa iyo qolada ay yihiin burcadan inkasta oo Nairobi ay tahay meel aanan amaankeedu wanaagsaneyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 27, 2010 The Zack;683082 wrote: ^LOL ninku wuu gaaloobay miyaa? I just edited my previous posts ee aan ugu duceeyay. I'm with Zack on this on...The fact inaan loo duceyn karin haduu gaalnimo ku dhintay doesn't change, regardless of what he did for his people and town! Other than that, kudos to him... I just hope he wasn't there using this "school" and "library" iyo wax yaalaha kale uu dadkiisa uqabtay inuu dad masaakiin ah oo dhib iyo gaajo kujiro inuu diinta kasaaro!!! Maaxaay is my idol! Waa aaminsanahay ninkaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 27, 2010 oh wow I just read the article somalina posted...what can I say im speechless ...I guess I second Zack now that its between him and Allah. As for making dua for him? we are not allowed to make dua for a gaal? I mean out of mercy!! subhanalah probably not! Anyhow, there was a guy in my old neighborhood that used to try to convert muslims (he was a somali djiboutian)..whenever I see him with that outfit their priests wear WALAHI aad ayaan uga xumaan jiray and then one day at the park with ma younger sister I saw him with all his kids and they had the cross and I swear as soon as he saw me my mom and my lil sis he tried to cover their crosses and put it inside..im not sure why. I mean we would always see him but I cant explain y he did that that day (did the man deep down was guilty abt it.)..anyhow, may allah swt guide us what can i say dal gaalo baan kuso dhamanay waxkasta wa dhici karaan...just be grateful you are guided .. I am just wondering where we gonna be three generations down the road?!! that makes me shiver with fear!! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2010 Xaaji Xunjuf is also one of the great Somalis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted December 27, 2010 Xaaji werkt voor Sinterklaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted December 27, 2010 I don't see what is great about half these people. There are many ordinary Somalis who carry out Somali deeds. The difference is that there is a clear political agenda in propelling these people as SOmali heroes( eg. in the case of Daud). Secondly, Somalina, I don't see Adeer Tahir Aweys in there?>kkkkkkkkkkkkkkkkk. Bladland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted December 27, 2010 My grandmothers were greatest Somalis. God bless them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 27, 2010 A hero is somebody who is selfless, who is generous in spirit, who just tries to give back as much as possible and help people. A hero to me is someone who saves people and who really deeply cares. That is a hero to me someone who makes a impact in a person life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 27, 2010 Elman Ali Ahmed was a big hero as well Ilaahay ha uu naxariiste..... Quote Share this post Link to post Share on other sites