oba hiloowlow Posted December 26, 2010 lol so it is true marka inuu reer burco ahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 Maya dee naw halku hadalka ka mara nin reer hargeysa sidu reer burco u noqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 26, 2010 okey bro reer hargeisa waaye koley adaa naga xog ogaalsan, anyway why are you calling this guy Amiir hargeysa maba tagi karee budhcad weeye.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 oba hiloowlow qofkasta title bu leeyahay alshabaab ninkooda ugu sareya Amiir bey ugu yeedhan TFG wa madaxweyne marka titlka u la baxay uun baan ugu yeedheya qofkasta tiisa loogu yeedha Sh sharif jawhar ma tagi karo marka ma waxa weye madaxweyna maha ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 26, 2010 lool first Madaxweyne sh shariif adoo dhaheysid ma aanan arkin ee sheekh dalxiis ayaa tiraahda ee sheekada waa qaraxde, second markan ku dhahaye burcad waye oo hargeisa tagima karo waxaan ka wadaa sida la ogyahay asigo qof dilay hantina dhacay ayuu tagay konfurta marka dambiile weyn ayuu ka yahay waqooyiga marka waxan fahmi waaye nin aaminsan somaliland sidee ayuu amiir ugu tilmaami karaa ninkaas dembiga weyn ka galay ''dalkiisa'' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 Oba hiloowlow Markand oono waan idhaha Madaxweyne sh sharif mar mar na waxan idha sh dalxiis ileen wa madaxweyne socod badan anigu runti maan maqlin sheekada inu wax ka xaday Somalilad waxanse an maqlay ibrahim afghani ninka wasiirka maaliyada shabaab u aha ayaa wajaaale wax ka boobay sasan maqlay laakin Amiirka inu wax xaday maan maqlin intisa badan ,, wuxu ba joogay Afganistan .Marka anigu Ninkasta xilku ama titlka u leeyahay baan ugu yeedha Ama Madaxweyne sh dalxiis ha noqdo ama raisal wasaare mr cheese ha noqdo ama Amiir Godane ha noqdo Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 26, 2010 http://radiomuqdisho.net/news/images/stories/barnaamijyo/taariiqda_godane.wma ka dhageyso taariikhdiisa,,,, anigu koley nin reer Burco ayaa yiri waa dambiile qaran godane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 wa wax dhici karta nin ba sheeko maqla Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 26, 2010 Xaaji Xunjuf;683048 wrote: oba hiloowlow qofkasta title bu leeyahay alshabaab ninkooda ugu sareya Amiir bey ugu yeedhan TFG wa madaxweyne marka titlka u la baxay uun baan ugu yeedheya qofkasta tiisa loogu yeedha Sh sharif jawhar ma tagi karo marka ma waxa weye madaxweyna maha ? Ka daa haddee qarxiska odayga. Odayga Xundhuf qabylaad darteed buu Godane "AMIIR" ugu yeedhaa. Al-shabaab qabiil darteed buu u taageeraa maadaamo ina adeerkii uula shaqeysto qoladaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 Maya saaxib anigu qofkasta oo titleka u leeyahay baan ugu yeedha sasay sharaftu ku jirta , The zack haday adigu bahashu ku gees martay dadka oo dhan ha moodin saso kale . Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 26, 2010 Xaaji, Like the other gentleman pointed out, we have never seen you calling Sh.Shariif by his title, you call him Sh.Dalxiis. Why not say "HE Mr.President". You also used to mock former prime minister as "Cumar Buur", again you never called him Prime Minister Sharmarke. Heck you don't even call Sheekh Fuaad Shangoole and Sh Abuu MAnsuur by their titles. Yet, you never forget to use the title AMIIR on all your references to Godane, is that the mother of all coincidences? Iska qiro dee sxb, ninku waa ina adeerkay dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 The Zack;683073 wrote: Xaaji, Like the other gentleman pointed out, we have never seen you calling Sh.Shariif by his title, you call him Sh.Dalxiis. Why not say "HE Mr.President". You also used to mock former prime minister as "Cumar Buur", again you never called him Prime Minister Sharmarke. Heck you don't even call Sheekh Fuaad Shangoole and Sh Abuu MAnsuur by their titles. Yet, you never forget to use the title AMIIR on all your references to Godane, is that the mother of all coincidences? Iska qiro dee sxb, ninku waa ina adeerkay dheh. Sh is not a title for a cleric it can mean anything i might call sh dalxiis sh dalxiis but i still call him president sh dalxiis so i dont see a problem there. Mr zack. So the Amiir is the Amiir i can't change that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 26, 2010 Nin Qayilsan waxba lagama dhaadhicin karo marka halkaas hanoo joogto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2010 sheekadi qaadki baa meesha timi somaha markad jawaabti ku qanci weyday lol wayahay adna iskaga sakhraan caana boodhahagi dhacday 1977 lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 26, 2010 At least caano boodhe is a food which have some kind of benefit, bal nooga sheekee faa'idada Garaabada AKA Gaagaabka as they call it in my town. And don't tell us cirkey dadka geysaa because a bottle of wine can do way better. Quote Share this post Link to post Share on other sites