Sign in to follow this  
Somalina

Dood- Aqoonyahanada Soomaliyeed oo ku shirey Djibouti

Recommended Posts

Inta kolba waddan lgu shirayo xalku waa weli ...............

 

Waxaan sugayaa marka kulamada noocaas ah Xamar lagu qabto dowladana lagu dhiso dalka gudihiisa ..... Weliba kulamadaas anigaa ka soo qayb geli markaas ,,, :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

kuwan waxay u haystaan in hada la doodo in wax hagaagayso dood wa aqoon weydaarsi uun laakin arladada lugu dooda. waxad arkaysa mid an alif iyo ba toona qorin oo leeh aqoonyahan baan ahay qollada koonfuriansku ki buug kor u qaadi kara ba doctore bey ugu yeedhan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaji, Djibouti waa walaalaheen oo aad noo jecel.

Mideeda kale, qowdhans badan ayaa ku jira dooda, soo ma aadan maqal? lol

 

In laga doodo sidii lagu xalin lahaa dhibaatada Soomaliya taagan maku dhibeysaa? lol...

Aqoontooda waa mid la hubo, ee stop hating.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Faaqidaadda: Midowga Al-shabaab iyo Xisbul-Islaam

 

Toddobaadkii hore ururka Xisbul-Islaam ayaa sheegay inuu ku biiray kooxda Al-Shabaab. Xisbul-Islaam waxay sheegeen in hoggaanka Xisbul-Islaam oo uu ka mid yahay Xasan Daahir Aways ay isku raaceen inay qaataan oo ay ku biiraan magaca Al-Shabaab maadaama ay wadaagaan fikir iyo mabda' isku mid ah.

Haddaba midowggaasi maxaa keenay, muxuuse dhalin karaa, su'aallahaasi iyo kuwo kale ayaa waxaan ku faaqideynaa barnaamijkeena Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijkan waxaa arrimahaasi ka dooddaya

Xasan Xundubey Jimcaale oo ah aqoonhayan degan London,

Bashiir Salaad Dhoolayare, Wakiilka Xisbul-Islaam ee Yurub

iyo C/qaadir Xaaji Max'uud Dhaqane oo shahaadada Master-ka ka diyaariyanaya Jaamacadda Nairobi si dhowna ula socda arrimaha Somalia.

Dhegeyso http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Midowga-Al-shabaab-iyo-Xisbul-Islaam-112454249.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this