Somalina Posted December 25, 2010 Gebilay waxaa ka dhacday xaflad looga hadlay halista ay luuqadaha kale ay ku hayaan af-Sooomaaliga. Ismaaciil Farjar Jimco, 24 December 2010 Magaalada Gebilay ee Somaliland ayaa lagu qabtay xaflad looga hadlayay Af-Soomaaliga iyo barabixinta ay ku hayaan luuqada ajnabiga. Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo qoray buugaag badan oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay in luuqaddu ay u baahan tahay barbaarin iyo ilaalin joogta ah. Wuxuu soo hadal qaaday erayo badan oo laga soo qaatay luuqado kale oo af-Soomaaliga loo adeegsado. Cabdirisaaq Sheekh Aadam, guddoomiye ku xigeenka gobolka Gebilay oo ka qeybgalay xafladdaasi ayaa walaac ka muujiyay magacyada luuqadda Ingiriiska ah ku qoran. Wuxuu ka codsaday duqa degmada Gebilay inuusan u oggolaan ruqsad in la siiyo mehradii la baxeysa magac qalaad. Xafladdan waxaa soo qaban qaabiyay Naadiga Timo Cadde ee ka dhisan Soomaaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 25, 2010 http://www.voanews.com/somali/news/Gebilay-Af-Soomaaliga-oo-Weerar-Lagu-Hayo-112431179.html China ha lagu daydo. They know what they are doing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 25, 2010 Gebilay is doing great on this .......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted December 29, 2010 Well done by Gebiley. Those who pollute the Somali language with for example Italian or English should be trialed before a Jury of language Judge's and defend themselves and explain why they pollute our languate with Italian and English. Quote Share this post Link to post Share on other sites