Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Al-Qaeda oo xilkii ka xayuubisay Amiirkii Al-Shabaab Ahmed Godane

Recommended Posts

Ururweynaha Al-Qaeda ayaa xilkii Amiirnimo ka qaaday Hogaamiye Ahmed Godane oo sedex sanadood u madax ahaa Maleeshiyadda Al-Shabaab. Amiirka Al-Shabaab ayaa si ku meel gaara loogu magacaabay Ibrahim Xaaji Jaamac Meecaad oo ay isku qabiilka yihiin Ahmed Godane.Ma jiro war ka soo baxay Ahmed Godane hasse yeeshee ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Waagacusub.com u sheegay inuu qaadacay xilka qaadista lagu sameeyayt.

 

Ahmed Godane waxaa xilka Amiirnimo u caleema saaray ninka Al-Qaeda u magacaawday booskiisa ee Ibrahim Afakhani,waxaana ku adkaan doonta sida uu mucaarada uga hortago.

 

Xilka qaadista Godane ayaa ka dhalatay ka gadaal markii loo caalwaayay khilaaf gaaray meel xun oo ka dhex jiray isaga iyo saraakiisha ku xigeenadiisa dhinacyada siyaasadda iyo dacwada.

 

Fuad Shongole ayaa todobaadkaan mar uu la hadlay Saxaafadda wuxuu tilmaamay inaysan Mujaahidiin sheegan karin shaqsiyaad cabsi darteed wajiga u duubtay,wuxuuna ugu baaqay inay bulshada istusaan hadii ay ku faraxsan yihiin dhimashada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool isn't it bad enough that they tell lies about Shabab, Somaliland and anything they want, but this time they went to far, as anyone can easily check if this is true (by going to real news sites).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this