Mad_Mullah Posted December 26, 2010 Saalax;682884 wrote: Dude adiga iyo respect kala foog. You are the one who ruined and trolled on my Hargeysa thread in the generals. Miyaad ilowday? Generals, is for ruining and trolling...this is Politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted December 26, 2010 Some body has moved my posts, did I use wrong side of the stick? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted December 26, 2010 You can't troll a Hargeysa thread - it is already a troll topic by opening it here on SOL, this is not SomalilandOnline, get the hell out of here with this secessionist trash. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 8, 2011 Soomaali Laga Soo Tarxiilay Sacuudiga oo Gaarey Muqdisho uwaadinin u dhashey dalka Soomaaliya oo laga soo tarxiilay boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho. Diyaarad waday inka badan 80-qof oo Soomaali ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho,waxaana dadkaas ay kasoo qaaday Sacuudiga. Dadka lasoo tarxiilay ayaa la sheegay in mudo badan ay ku xirnaayeen xabsiyada ku yaalla Boqortooyada Sacuudiga kadib markii ay gacanta ku dhigeen Ciidamada amaanka ee dalkaas laguna eedeyey in ay si sharci darro ah kusoo galeen dalkaas. Qaar kamid ah dadka maanta soo gaarey Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegeen in dhibaatooyin kala duwan ay la kulmeen mudadii ay xirnaayeen. Boqortooyada Sacuudiga ayaa marar badan dalkiisa kasoo musaafuriyey muwaadinin Soomaali ah oo ka cararay dagaalada kasocda dalkooda,waxaana talaabadaas uga digey Hay’adaha u dooda xuquuqul aadanaha. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 8, 2011 Saudi Arabia is a corrupt one family controlled country and are way behind the world in the protection of human rights of people who are feeling war. Even the name of the country used to be Arabia and is now called Saudi Arabia, the family of al Saud country. Having said that, we should not blame arab people in general because they are under dictatorship and have no rights and freedom to change the status quo. Quote Share this post Link to post Share on other sites