Sign in to follow this  
Saalax

Urur Goboleedka IGAD oo Somaliland ku marti-qaaday inay goob joog ka noqoto Aftida Yaayo Ka Tashiga

Recommended Posts

Saalax   

Hargaysa (OWN)- Urur Goboleedka IGAD ayaa Somaliland ku marti-qaaday inay goob joog ka noqoto aftida loo qaadayo Madaxbanaanida Koonfurta Sudan oo dhacaysa 9 bisha January ee fooda inagu soo haysa.

Waxaana lagu wadaa inay aftidaas Somaliland uga qayb-galaan Todobada Xubnood ee Koomishanka doorashooyinka Qaranka oo uu Weheheliyo la taliyahooda sharciga iyo Sadex Suxufi oo ka tirsan Warbaahinta Somaliland.

Tagitaanka wafigan ka socda Somaliland waxa gacan ku siiyay oo qaban qaabadooda iyo tagistooda Koonfurta Sudan Urur Goboleedka IGAD oo iyagu dusha kala socon doono siday u dhacayso Aftidaas oo ah mid aad u xasaasi ah lagana cabsi qabo inay xiisad ka dhex dhaliso Konfurta iyo Waqooyiga Sudan, waxaanay Xubnaha Somaliland ka soo faa’iidaysan doonaan habsami u qabashada Aftida iyo Dariiqa uu ay koonfurta sudan u marayso Madaxbanaanideeda oo la filayo inay ka soo baxdo aftidaasi.

Xubnaha Somaliland uga qaybgalaya waxay kala yihiin

Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Qaranka. Md Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise-Xamari), Gudoomiye ku xigeenka, Md Cali-khadar Cismaan Xasan iyo xubnaha kale oo kala ah Maxamed Axmed Xirsi Geele., Faarax Abiib Aadan., Raabi Shariif Cabdi Maxamed, Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil, Cabdifataax Ibraahim Xasan iyo la taliyahooda Sharciga Garyaqaan Khadar Maxamed Guuleed

Xubnaha warbaahinta uga qaybgalayaa waxay kala yihiin Maxamed Cabdi Sheekh Ilig oo ah Agaasimaha Horn Cable Tv, Mustafe Cabdi Shiine oo ah Gudoomiyaha Solja iyo Afhayeenka Madaxtooyada C/laahi Daahir Cukuse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalina here walal.

 

 

IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum.

 

 

 

Hargeisa (Somalilandpress) IGAD has invited to Somaliland as a member of International observers for the Referendum of Southern Sudan which probably will occur on 9 January 2011.

 

The team from Somaliland that will observe how the Referendum will take place are the Seven Members of Somaliland National Electoral commission, their legal consultant and three other Somaliland journalists.

 

IGAD will mainly facilitate and Support the possibility of how these Somaliland team observers will reach to southern Sudan.

 

The objective Mission of these team observers are how they benefit and gain experience while holding such a referendum like the one which will happen in Southern Sudan next January.

 

IGAD will monitor the entire situation of that Referendum which seems to be sensitive and would be resulted more tension.

 

• Members of Team Observers are :

 

Seven members of Somaliland National Electoral Commission

 

1. Eisa Yusuf Mohamed (NEC Chairperson)

 

2. Ali-Khadar Osman Hassan ( Vice Chairperson)

 

3. Mohamed Hirsi Gelle. (Member)

 

4. Farah Abiib (Member

 

5. Raabi Shariif Abdi (Member)

 

6. A/rahmaan Mohamed Ismail (Member)

 

7. A/fatah Ibrahim Hassan (Member)

 

8. Khadra Mohamed Gulied. (Legal Consultant).

 

Members of Journalist.

 

1. Mustafa Abdi Eisa (President of Somaliland Journalist Association)

 

2. Mohamed Abdi Sheekh ( Director Horn Cable TV)

 

3. Abdullahi Dahir Cukuse ( Somaliland Presidential spokesperson)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this