Sign in to follow this  
Somalina

Gaalkacyo:”Mustaqbalka Gaalkacyo Hal Dawlad ah bay yeelanaysaa”Cabdi Qeybdiid.

Recommended Posts

Somalina   

22. december 2010

 

APL

 

Gaalkacyo: (Allpuntland)-Wasiir hore ee Biyaha & Macdanta Dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Jen.Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid) oo Mudooyinkii lasoo dhaafay kusugnaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa soo hadal qaaday maamulada Gaalkacyo kajira & Khilaafka dhexdooda ah,waxaana uu Wasiirku ugu baaqay in Shacabka loo turo islamarkaasna Gaalkacyo aanan dib loogu celin meeshii Madoobeyd ee ay kusugnayd Sagaashamaadkii.

 

Cabdi Xassan Cawaale Wuxuu sheegey in Magaalada Gaalkacyo ay shacabkeedu u baahanyihiin mideysnaan dhanka Maamulka ah,waxaana uu sheegey in uu ka rajo qabo in shacabka Gaalkacyo ay Waqtiyada soo socda ay ku midoobaan hal Maamul balse ma uusan sheegin in Maamulkaasi uu noqon doono kuwa hada jira Midkood ama Mid cusub.

 

“Waxaan halkaan u imid inaan la taliyo Dadka Gaalkacyo,Waxaan ka xumahay Dagaalada soo noqnoqda ee Gaalkacyo ka dhacaya,Waxaan rajeynayaa in dadku ay tashadaan oo ay Mustaqbalka Gaalkacyo yeelato hal maamul”Ayuui yiri Cabdi Qeybdiid oo hadalkan u jeediyey qaarkamid ah Ardayda wax ka barata Koonfurta Gaalkacyo.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

He wants Alin's post. He is pathetic.

 

Awoowe Hanjab wiilkiisa fiiri, USC doesn't exist anymore, maybe you should learn to start living in the present.

 

Don't bother replying. Thnx.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdi Xasan Awaale, has become an instrument of peace. Galkacyu insha Allah will not return to the dark old days, but will become one of the greatest cities in the Horn in the near future. InshaAllah...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;682038 wrote:
Abdi Xasan Awaale, has become an instrument of peace. Galkacyu insha Allah will not return to the dark old days, but will become one of the greatest cities in the Horn in the near future. InshaAllah...

As long as PLanders are getting the biggest piece of the pie (i.e Airport), you will continue to sing happy songs.

Dad baa hurdo ka kacay ee aan daawano movie-gaan halka uu ku gabagaboobo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalina. What did i said wrong? Abdi Qeybdiid indeed gave a good advice in this piece "Wasiirku ugu baaqay in Shacabka loo turo islamarkaasna Gaalkacyo aanan dib loogu celin meeshii Madoobeyd ee ay kusugnayd Sagaashamaadkii". Gormii ceeb noqotay he was a former general in the ranks of USC? nobody is living in the past. But history is history.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

General Duke. Since you are from Galckayo. Can you tell us about the Galckayo agreement between Aided AUN & Abdulahi Yusuf? who controls the airport in the southern side of the city?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax, adeer

I am a son of Galkacyu, both communities within the region of Mudug are my family. Thus I will not indulge your obsession of dividing these noble people. The community have differences and these will be overcome with time. Today the city is booming and the aim of its inhabitants is to develop it as a hub, the biggest city in central Somalia. Thus for them to become successful they must rise above their differences..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this