Somalina Posted December 19, 2010 December 19, 2010 Bandhigaani ay qabatay hay’ada DIAKONIA oo lagu soo bandhigayeey Arday baratay xirfado kala duwan iyo wax soo saarkooda ayaa ka dhacdey Hotel Karaama ee magaalada Bosaaso. Munaasabadaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka tirsan Dawladda Puntland,xubno ka socday hay’adaha ka hawlgala degaanada Puntland,Ganacsato,bulshada qaybaheeda kala duwan. Xirririyaha mashruuca Axmed Kayse oo ugu horayn ka hadlay goobta ayaa sharaxay xirfadaha ay barteen ardayda iyo waxyaabaha ay u fa’ideyeen intii uu soconaayey mashruucan oo bilawday sanadkii 2008-dii ayna soo gaba gabeyeen biishaan ee sanadka 2010-ka.waxaana uu xusay in intii ay wadeen hawshaan ay waxbareen 1,806-qof oo isugu jira wiilal iyo gabdho ku kala sugan degaanada Puntland. Ka aqriso the rest of the qoraalka at http://horseedmedia.net/2010/12/19/hayada-diakonia-oo-soo-bandhigtay-mashruuc-ay-ku-tabbabartay-inka-badan-1000qof-sawiro/ Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites