SayidSomal Posted June 16, 2005 War deg deg ah Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun - Gabar Muslimad oo reer Cumaan ah oo Ilaahay u badalay Xayawaan aan la garanayn kadib markii ay dhulka ku xoortey quraanka Kariimka. Masqad, Cumaan Masqad Sida ay qortay shabakada wararka afka carabiga eee lagu magacaabo Alnilin waxaa ka dhacdey dalka Cumaan qiso la yaab leh oo dadka xusuusisay awoodda iyo weynaanta Ilaahay kadib markii gabar dhalinyaro ah oo reer Cumaan ah ay ku tuurtey dhulka Kitaabka Quraanka Kariimka ah kadibna ay isku bedeshay Xayawaan aan la garaneny. Gabartaas ayaa markii uu Ilaahay imtixaanaayay waxa ay dhagaysanayso heeso iyadoo si kor ah u dhagaysanayso, hooyadeedna ay ku ag akhrisanaysay aayado ka mid ah Kitaabka Quraanka Kariimka ah. Gabartii ayaa iyadoo dhibsanayso Quraanka Kariimka Kariimka ah ku tiri hooyadeed:" War naga tag waxaa nagu dhibtey quraankaan aad mar walba na daba wadid". Hooyadii dhashay gabarta ayaa goobteedii iska fadhiday iskana sii wadatay quraankii ay akhrisanaysay. Gabartii ayaa inta istaagtay waxa ay dhulka ku tuurtey Kitaabka Quraanka Kariimka ah kadibna hooyadii ayaa inta soo istaagtay waxa ay wadnaha ku qabsatay Kitaabkii Quraanka ahaa. Gabartii ayaa markaas suuxdey oo waxa ka doorsoomay miirka iyadoo isla markii dhulka ku dhacdey Ilaahayna uu suuradeeda ama muuqaalkeeda u badalay xayawaan aan la arkeynin. Inaalilaahi Wa inaa Ilayhi raajicuun. Ilaahow naga ilaali cadaabyadaada faraha badan ee noocyada Badan. Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Xasuuso mar walba Ilaaha ku abuurtey una toobad keen inta aanan waqtiga kaa tagin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 16, 2005 http://www.dayniile.com/Juun/Xasuuso.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalixa Posted June 18, 2005 I have just seen that and i heard that it is all computerised. These days you would not know who to believe and who to condemn. Right now i will jsut stick with a neutral, innocent thought, neither beleive it nor disbelieve it Quote Share this post Link to post Share on other sites
amatillah Posted June 19, 2005 i agree with you rayaana.who knows if it's true or not.really i don't think so. :confused: .this days u can expect anything from anyone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nur Posted June 19, 2005 Al Nilein.com, the Sudanese website, one of the sites to publish the story has apologised that the story was a hoax, it said that the story was motivated by the scientific prediction of human cloning by cloning an animal with human genes or vice versa. Read the entire recanting and apology of nilein.com http://www.alnilin.com/news/modules.php?name=News&file=article&sid=3841 Nur Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted June 19, 2005 Would Dayniile (the biggest somali tabloid website) too apologize? I don't think so! Quote Share this post Link to post Share on other sites