Abdirazak_PTL Posted December 16, 2010 JABUUTI: Shir lagu dhexdhexaadinayay Puntland iyo Somaliland oo lagu soo gabgbeeyay dalka Jabuuti Posted to the Web Dec 15, 06:56 Jabuuti (PP) − Shir lagu dhexdhexaadinayay maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa lagu soo gabgabeeyay maanta magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, iyadoo qodobkan ugu muhiisan ee kasoo baxay uu yahay in kulammada lasii wado, xalna laga gaaro waxyaabaha xanafta abuuray. Maamullada Puntland iyo Somaliland oo ah goobaha keliya ee ay Nabadda ka jirto Soomaaliya oo dhan, ayaa waxaa xiriirkooda soo dhexgalay mugdi, tan iyo markii uu bilowday dagaalkii labada maamul ku dhexmaray gobolka Sool. Kulankan, lasoo afmeeray maanta oo ay ka qaybgaleen aqoonyahanno ka kala socday Somaliland oo sheegatay inay ka go'day Somalia inteeda kale iyo Puntland oo weli ka mid ah Somalia, ayaa waxay ku heshiiyeen in kulammadan lagu soo daro siyaasiyiin lana sii wado inta xal laga gaarayo. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo xubno uu ka mid yahay Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha ayaa kor jooge ka ahaa shirkan, iyadoo lagu soo beegay gabagabdiisa xilli garoonka diyaaradaha ee Hargeysa lagu haysto diyaarad la sheegay inay qalab ciidan u waday Puntland. Dowladda Puntland, ayaan ka hadlin arrintaas, waxaana war ay soo saareen markii wararkan ay soo baxeen ku sheegtay inaysan jirin diyaarad hub ciidan u wadday oo ay dalbadeen, isla markaana aysan waxba kala socon arrintaas. Xubno ka tirsan maamulka Somaliland, ayaa todobaadkan ku eedeeyay Puntland inay doonayso in ciidammada loo tababarayo ay qalqal ku geliso ammaankooda, balse Puntland ayaa hadalkaas jawaab ka bixisay kuna tilmaantay mid aan jirin. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Muqdisho E-mail: Jantile@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdirazak_PTL Posted December 16, 2010 I suggest puntland uses its superior air capabilities and naval capacity along with strong ground troop and PIS intelligensia to end this hargeisa enclave. I mean really give hargeisa and burco a true fireworks they never forget. Lets make them live another "88 remembrance" days is my policies Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted December 16, 2010 They've been gripped with fear lately, I don't think we should negotiate, just clean up the trash they brought to Las Canood and keep them in their triangle and move on with progress. I don't think a single bullet or bomb should be wasted in places like Hargeisa or Burco which don't produce anything aside from addicts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdirazak_PTL Posted December 16, 2010 Timur somaliland doesnt have the capability nor did it ever have the military capability of puntland. Puntland just doesn't like to antagonise other regions because of the huge cuqdad people have in relation to siyad barre reign for 20 years. Puntland is the only place in somalia with proper institutions like PIS/Marine Headquarter and even Institute/ Airforce/ Police academy where puntland police are trained locally not shipped to jabuti or ethiopia for training. The only thing puntland uses for outside is political allies but its firm believer of building institutions locally and this is what makes puntland a stand out of the crowd Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 16, 2010 Blah Blah. Typical Lowyokuus Faan. Hadaad wax isku haysiin come to Las canood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted December 16, 2010 Timur;680525 wrote: I don't think a single bullet or bomb should be wasted in places like Hargeisa or Burco which don't produce anything aside from addicts. ^^^ Quote Share this post Link to post Share on other sites