oba hiloowlow Posted December 26, 2010 GO banaadir, berina waa Shabeellada dhexe !!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 27, 2010 Good job, Growe. Nugal team is indeed taking advantage of home turf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 28, 2010 Banaadir in the final GO BANADIR!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2010 Banadir defeats Nugaal.. Well done and great games, so far.. Now for Bari Vs Lower Juba Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 28, 2010 Duke when are bari and lower jubba playing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2010 Not sure, tommorrow I belive and the final will be on Friday... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted December 28, 2010 Banaadir laacibiin baa ka buuxa. Masha Allah, great job! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 28, 2010 General Duke;683544 wrote: Not sure, tommorrow I belive and the final will be on Friday... wan gartay tolow live meel laga fiirsan karo ma jirtaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 29, 2010 Somalia's greatest athlete is in Garowe, attending the games Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 29, 2010 http://www.radiodaljir.com/audio/C/salaasa.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 29, 2010 Mogadishu will meet Bosaso in Garowe... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 31, 2010 Kooxda Banaadir oo qaadday koobkii gobollada Kooxda kubadda cagta ee gobolka Bari Kooxda kubbadda cagta ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleeysatay tartankii 18aad ee cayaaraha kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Garoowe. Cayaartii kama dambeysta ahayd ee tartanka ee galabta oo dhexmartay kooxaha gobollada Banaadir iyo Bari ayaa waxa 1-0 ku bediyay kooxda gobolka Banaadir. Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal Cayaarta oo aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka qeybgalay masuuliyiinta Puntland, oo uu ugu horeeyay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed oo guddoonsiiyay kooxda Banaadir koobka iyo lacag gaareysa lixdan milyan oo shilin. Munaasabaddaasi ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay madax ka socotay gobolka Banaadir oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamuud Nuur Tarsan iyo masuuliyiinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed. Cayaaraha gobolada oo markii ugu horeysay ay marti gelisay Puntland ayaa waxa ka qeybgalay 15 gobol waxaana ay socdeen muddo 16 maalmood ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites