Mad_Mullah Posted December 16, 2010 Why do the people in Somalia, look like they might kill themselves any minute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 16, 2010 kumanaan qof oo ka mid ah shacabka Puntland. Garoonka oo aad u weyn qaybo cusub oo tarabuunka ahna lagu soo kordhiyey ayaa laga taagay calanka Jamhuuriyada Soomaaliya iyo kan dawladda Puntland, Waxaan dawadayaashu ay intooda badan ay ruxayeen calanka Somaaliya iyo kan Dawladda Puntland ee Soomaaliya. Saacadu markay ahayd 2:00 galabnimo xilliga saacada Geska afrika ayuu bilaamay mahrajaanka iyo bandhiga cayaarta iyadoo garoon midmid u soo galeen 15-ka gobol e tartankan ka qayb qadanaya kuwasoo lullaya calanka Somaaliya iyo Astaanta gobol kastaa uu caanka ku yahay. Waxaan garoonka goobjoog ka ahaa dhaamaan madaxda Puntland oo horakacayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxe’d Farole, Guddiga xidhiidhka kubbada cagta Somaliyeed kan Olombikada iyo cayaaryahano magac ku leh Soomaaliya uuna ka mid ahaa kabtankii ugu horeeyey ee xulka Qaranka Somalia. Kooxda fanka ee xiddigaha Puntland ayaa ku heesay heeso iskugu biya shubanayey Wadniyad iyo berisamaadkii cayaarihii lagu furijiray taratanka gobolada Dalka, Kooxda baanbayda ayaan marnaba joojin garaacista Astaanta Calanka soomaaliya. Mudane Farole oo soo gaadhay magaalo madaxda Puntland 15.11.2010 ayaa xusay in qabashada koobkan looga gol leeyahay inay isku soo dhawaadaan shacabka Somaliyed markelena la arko in la isku soo dhawaado iyadoo la eegay horumarka iyo soo celinta qaranimda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku nuuxnuuxsaday inay tahay maalin taariikhiya wuxuuna xusaya cayaaryahano caanka ah Soomaaliya goobta joogay wuxuuna sheegay inuu ku faraxsanyahay joogitaankooda. Khudbada Madaxweynha kadib ayuu u dhaqaaqay garoonka Mire Awaare oo xilligaasi ay taalay kubada loo yaqaano Jabaalana oo lagu cayaarayey koobkii aduunka ee lagu qabtay Koonfur Afrika, Farole ayaa kubbadii taalay bartamaha garoonka laad qabadsiiyey kuna dhawaaqay in cayaartu furanatahay. Siciid mugaabi Gudoomiayaha xidhidhka Kubada cagata Somaliya oo hadal gaaban jeediyey ayaa sheegay in farxad iyo qiiraba ay iskugu darsantay wuxuuna mahad u celiyey shacabka iyo dawladdda Puntland oo uu sheegay inay culays badan ka qadeen wuxuu ku nuuxnuxasaday in koobkan ay iyaga iyo Puntland jogtayn donaan Nugaal & Sh/hoose ayaa markiiba cayaarta bilaabay Waxaana 1-0 ku badisay xulka Gobolka Nugaal, iyadoo Goolka ugu horeeyana uu Tartanka 18aad uu ka dhaliyey cayaaryahanka Yacquub Cismaan Max’ud. Tartankan qabashadiisa waxaa ugu dambaysay sannadkii 1987-dii sida ay shegeen guddiga xidhiidhka kubada cagta Somaliya maanta wada cayaaraya gobolada Sool & Mudug. GAROWEONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 16, 2010 Odeygan heart attack yuusan ku dhicin! it is obvious that he is out of shape. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted December 16, 2010 General Duke;680661 wrote: GO ON WIT U BAD SELF, EL PRESIDENTE! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 16, 2010 Somalina;680664 wrote: Odeygan heart attack yuusan ku dhicin! it is obvious that he is out of shape. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 16, 2010 He looks like a vetran ball player... Well done Mr President, to bring all of Somalia minus a few spoil sports is amarvellous achievement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 16, 2010 Massive turn up. Good to see nationwide football competiotion is back in Somalia. Less talk of war and conflict and more talk of sport and soccer for Somalia insha'alah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 16, 2010 @Veteran ball player lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 17, 2010 Qandalawi;680677 wrote: Massive turn up. Good to see nationwide football competiotion is back in Somalia. Less talk of war and conflict and more talk of sport and soccer for Somalia insha'alah. They have won their first game. Supported by the governor of the region... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted December 17, 2010 My hat is off to Puntland.....this tournament seems to be uniting the nation, tonight I went to a biibito which used to be infested with fadhi ku dirir, and when I went in and sat the first thing I noticed was people talking about the teams and who's winning. That really inspired me. so puntland should be credited for this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 17, 2010 MoonLight1;680898 wrote: My hat is off to Puntland.....this tournament seems to be uniting the nation, tonight I went to a biibito which used to be infested with fadhi ku dirir, and when I went in and sat the first thing I noticed was people talking about the teams and who's winning. That really inspired me. so puntland should be credited for this. Today we are all for one and one for all... Quote Share this post Link to post Share on other sites