General Duke Posted December 15, 2010 Garoowe:(Allpuntland)-Waxaa Maanta si rasmi ah Garoonka Kubbada cagta Caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed si rasmi ah uga furmay Koobkii Kubbada cagta Gobolada dalka Soomaaliya kaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay ay qabanqaabadiisu ka socotay Garoowe,waxaana furitaankii koobka maanta ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan Dawlada Puntland,Dawlada Kumeel gaarka ah & Kumanaan dadweyne. Furitaankii koobka ka hor waxaa goobta lagu dhigay Mahrajaan ay soo qabanqaabiyeen kana qeybgaleen Ardaydayda dugsiyada Puntland & Kooxaha ka qeybgalaysa Ciyaarahan oo kala matalaya 15-Gobol oo kamid ah Soomaaliya,waxaana sidoo kale goobta lagu soo bandhigay Suugaan loogu talagalay Koobkan oo markii ugu horaysay ka dhacaya Soomaaliya mudo kabadan 20-Sano. Gudoomiyaha Xiriirka Kubbada cagta Soomaaliyeed oo furitaankii Koobkan maanta ka jeediyey khudbad dheer ayaa mahadcelin balaaran ujeediyey Madaxda Puntland & Shacabkeeda oo uu ku amaanay sida ay xilka weyn isaga saaray qabashada Koobkan oo uu ku tilmaamay mid isku xiraanta dhalinyarada Soomaaliyeed fududeynaya. Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo isagu maanta kasoo noqday dalka Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah u furay Koobkan,waxaana uu sheegey in tani ay tahay mid geli doonta Taariikhda Soomaaliya. Cabdiqani Xayir Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 15, 2010 Some of the regional club flags are interesting. Allah help these poor youth though they look depressing and malnourished and it's understandible why because they live in a country that is experiencing 20 years without a central government. Good luck to all of them though. I hope this tournament ends in success. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2010 Not sure what you are talking about red sea. They look like, healthy Athletes. Skinny, yes but thats a Somali trait.. 15 regions coming together. Its a big day for Somalia.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 16, 2010 Great, isn't it...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted December 16, 2010 caadi ma ahan meesha malagu kala harin macala ayeeyooyinki aa ciyaaraha daawanaaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 16, 2010 Garoowe, way duushay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites