MZanzi Posted December 16, 2010 Naxal nugaleed, nin lagoosto maad leedahay wax ka qaldan maleh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 16, 2010 BOB;680345 wrote: Jaceylbaro...adiguna qashin raadiskaan kugu nacay...I thought inaad qof caadi ah ka hadleyso markaasaad lmid xaalkiisu bariga dhexe yahay na tusaysaa! Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok...waxa dhibka aan uga bixi la'nahay waa double standardka...anigu weli waddankan kuma arag gabadh 'xun' ilaahayna ima tuso...maybe because meelaha la isugu tago ma wareego laakiin every single hour waxaan arkaa will Soomali ah oo noloshii ku uray oo xashiishada iyo qamrigaba wadada ku cabaya oo aan jirin ciduu ka xishoonayo laakiin waxaa lagu oranayaa waa wiil...dadkeenu waxaa ka maqan in xaqiiqda meesha taal ay tahay...ubad halaabay wiil iyo gabarba wuxuu doona ha ahaadee waa isku mid and most of all wiilka suuqa galaa waxaa hubaal ah inuu gabar suuqa soo galinayo...I've seen that thousands of times from East Africa to Southern Africa...wiilkii halaabaa gabdhuhuu haleyn. Peace, Love & Unity. Sax. Si fiican baad u fasirtey sida ay dadkeena u fikiraan. JB the dude can sing n dance, why does it matter who he likes to hold hands with on the street? asaga ayey u taalaa xisaabtaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms MoOns Posted December 16, 2010 Somalina;680598 wrote: asaga ayey u taalaa xisaabtaas. Exactly. I like his eyes though. Nice colour. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted December 17, 2010 Not exactly, the guy shamed us man. I'd prefer to have a Somali serial killer than some gay-*** singer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted December 17, 2010 How is being gay worse than killing people? True homosexuality is abominable sin but it between him and Allah SWT kaliya unlike murder. No reason to feel shame on his behalf qof walbe xisaabtiisa aakhiro waa gaar. Ilaahey ha soo hadeeyo is all we can say. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Voltaire Posted December 17, 2010 Whoever said the obsession with trivial matters is a vital sign of a backward society! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted December 17, 2010 Khaleeh calaAllah.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 17, 2010 MZanzi;680595 wrote: Naxal nugaleed, nin lagoosto maad leedahay wax ka qaldan maleh? LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL - Disgusting video. Reer SOL qaar baaba u doodi, war illeen tanoo kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 17, 2010 War dadkiina inta ku jiro aa kawada xun xun willkaas!! at least he is doing something he loves and believes in... Idinka tiina ka adkaada... lol@ Mzani..la goosto kulahaa lool calaashaan waa la cunaa yaah looool inama caadi matihid... truth is, this kid could sing man and iinsha allah one day jidka toosan buu ilaah tusi doonaa... I have seen some qajac guys oo somali ah wili loosers ah madaxa loo salsalaaxayo.. Kan laakiin waa roon yahay oo wuxuuba gartay in maxamedka uu kala jaro lol Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted December 17, 2010 Ma rooseetu marsaday bisinkee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted December 17, 2010 Ismalura;680711 wrote: How is being gay worse than killing people? True homosexuality is abominable sin but it between him and Allah SWT kaliya unlike murder. No reason to feel shame on his behalf qof walbe xisaabtiisa aakhiro waa gaar. Ilaahey ha soo hadeeyo is all we can say. Islam says so, and Somali culture. Homosexuality is not between him and Allah but between him, our sword and Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 17, 2010 Anaa aqaana igaarka, ee JByoow maxaa ka rabtaa? :mad: SAY IT LOUD, SAY IT not so PROUD "HE IS GAY"! SO WHAT? Maxaa idiinkaga shan iyo toban ah? Soomaali intey dadka kale kusii jeedaan, bey toodii dhaaftaa ama iloobaan...Hadii loo tago, haduu wax utago, hadii laqaniino, haduu wax qaniino, hadii lagoosto, haduu wax goosto, bal maxaa idinka galay? Oh, let me guess, Soomaalinamadiinuu wax udhimaa miyaa? Kir! Although I don't condone gaynimo, at end of the day, I have a lot more on my plate than inaan ka walwalo ama layaabo qof isaga wuxuu rabo sameynayo...Ha ahaato inuu nin ama naag raaco, dee qushigood... He can sing, dance, and has the style to go with it...Marka meesha wax laga murmo ama laga sheekeeyo baaban oolin... Quote Share this post Link to post Share on other sites
sheherazade Posted December 17, 2010 All this based on a rumour heard in Somaliland? Cut it out, folks. Inanka yar iskaa daaya. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 17, 2010 Mad_Mullah;680825 wrote: Islam says so, and Somali culture. Homosexuality is not between him and Allah but between him, our sword and Allah. You r Ethiopian, whatchu know bout my country's culture son? leave Mo alone or else... Let the young man do his thang (all of it) lol... what a bunch of haterz! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 18, 2010 A lot of gabdho are coming from left and right to tell us that it aint their business if the dude in question is qajac or not. Well, girls, even though y'all don't seem to care, it is our business and it does bother us to see a fellow Farax turning that way. Not sure why the poster posted this or how he even ended up getting the link. God forbid but I am almost about to question Jaceylbaro's main intentions of searching the disgusting string. Quote Share this post Link to post Share on other sites