Jacaylbaro Posted December 15, 2010 I heard rumors about him but I'm asking if there is any SOL member knows him: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted December 15, 2010 What rumours have you heard? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kulmiye Posted December 15, 2010 Kaasi ma Soomali baa? he looks more like a khanis Micheal Jackson Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted December 15, 2010 Jaceylbaro...adiguna qashin raadiskaan kugu nacay...I thought inaad qof caadi ah ka hadleyso markaasaad lmid xaalkiisu bariga dhexe yahay na tusaysaa! Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok...waxa dhibka aan uga bixi la'nahay waa double standardka...anigu weli waddankan kuma arag gabadh 'xun' ilaahayna ima tuso...maybe because meelaha la isugu tago ma wareego laakiin every single hour waxaan arkaa will Soomali ah oo noloshii ku uray oo xashiishada iyo qamrigaba wadada ku cabaya oo aan jirin ciduu ka xishoonayo laakiin waxaa lagu oranayaa waa wiil...dadkeenu waxaa ka maqan in xaqiiqda meesha taal ay tahay...ubad halaabay wiil iyo gabarba wuxuu doona ha ahaadee waa isku mid and most of all wiilka suuqa galaa waxaa hubaal ah inuu gabar suuqa soo galinayo...I've seen that thousands of times from East Africa to Southern Africa...wiilkii halaabaa gabdhuhuu haleyn. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted December 15, 2010 LoL waraa wiilka waa heesi karaa, ee hala dhaafo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted December 15, 2010 Thread: Anybody Knows This Guy ??? Maya Garan maayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 15, 2010 Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok Bob run baad ka hadashay laakiin xaqiiqdu waxaa weeye Soomaalidu ma arkaan khaladadka raga! Waxaa jirta maah maah soomaaliyeed oo oranaysa ''wixii xunba xaawaa leh'' taas oo aay ula jeedaan wixii xumaada oo dhan naagahaa leh, raguna waaba ceeb ka saliim. Hadii wiilasha sida gabdhaha loo bur bursado loo burbursan lahaa oo khaladka laga qaban lahaa soomaalidu intaan waa dhaami lahaayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted December 15, 2010 I know him from youtube. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 15, 2010 Han snacker norsk sprak!.... looks like he is based in Norway since he and the audience are interacting in Norwegian Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2010 BOB;680345 wrote: Gabar hadeey ahaan leheed this topic wuxuu sii mari lahaa 100 pages oo qof walba wuu caayi lahaa gabartaas laakiin since uu 'wiil' yahay it's Ok...waxa dhibka aan uga bixi la'nahay waa double standardka...anigu weli waddankan kuma arag gabadh 'xun' ilaahayna ima tuso...maybe because meelaha la isugu tago ma wareego laakiin every single hour waxaan arkaa will Soomali ah oo noloshii ku uray oo xashiishada iyo qamrigaba wadada ku cabaya oo aan jirin ciduu ka xishoonayo laakiin waxaa lagu oranayaa waa wiil...dadkeenu waxaa ka maqan in xaqiiqda meesha taal ay tahay...ubad halaabay wiil iyo gabarba wuxuu doona ha ahaadee waa isku mid and most of all wiilka suuqa galaa waxaa hubaal ah inuu gabar suuqa soo galinayo...I've seen that thousands of times from East Africa to Southern Africa...wiilkii halaabaa gabdhuhuu haleyn. . Peace, Love & Unity. Well said BOB.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted December 15, 2010 True about the double standard! I have always said for every gabadh oo ***** dhahsho nin ***** dhalaa jiraa but you only hear about the woman. It takes two tango, you know. Anyways the guy can sing and dance. He is talented and I don’t see why the rumors matter! Live and let others live ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 15, 2010 I'm told he is Somali and he is publicly known of his gayness ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted December 16, 2010 goormee ka weynaaneysaa waxan aruurintooda@yaa JB BOB you should be happy gabdhaha somaliyeed kuwooda xun (publicly) ineysan sidaas ubadneen! i mean imagine if you saw wax fadareysan men/women on daily basis? taas baa ka darnan laheyd no? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 16, 2010 i dont know what the heck bob's rant is about but this is a talented kid, best of luck to him...lol@ JB let me know when you do find any solers who know him Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted December 16, 2010 pay me a visit and I promise to make you understand what my rant is all about! Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites