xiinfaniin Posted December 23, 2010 Happy to see Benadir qualify ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 23, 2010 Just as was expected, and my prediction has being true, well done to Banaadir & Mudug anyone who watched the game between mudug & sool will know more, Mudug had struggled alot against Sool, just as they did aganst banadir, I will upload the video if time permits me. Banaadir will be in the finals, together with a team from Puntland, banaadir had an easy ride Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 23, 2010 Mudug has already played two of the strongest teams in Banadir & SOOL and did not lose. This shows their strength and depth.. Hope for an easy draw next round and on to the semi's.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 24, 2010 Bakool wins 5:1 against Middle Jubba. Bari vs Middle Shabelle finished 1:1. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 24, 2010 Bariga Sanaag Oo Guuldaro Kala Kulamay Ciyaartii Maanta Kadib Markii Gobolka Galgadud garacay. Garoowe(SP): Tartanka Gobollada Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa waxaa uu si habsami leh uga soconaayaa Magaalada Garowe ee Dawlada Puntland, bal hadaba ciyaarihii manta ayaa waxaa guul daro usoo hoyatey Bariga Sanaag. Maanta waxaa ay Cayaaro kulul dhex mareen Gobollada ku jira Group D iyadoo ay kasoo baxeen natiijooyin kala duwan. Cayaarta Hore waxa ay dhex martay Gobollada Galgaduud iyo Bariga Sanaag, waxaana 2-1 ku badiyay gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya. Cayaarta oo xiiso gaar ah laheed ayaa u muuqatay mid isku awood ah labada kooxba inkastoo Galgaduud ay la hoyatay seddexda dhibic ee Cayaarta. Cayaarta labaad oo aheed mid kulul ayaa waxaa ay dhex martay Gobollada Jubbada Hoose iyo Baay, waxa ayna ku dhamaatay barbardhac 3-3. Xulka Jubbada Hoose ayaa inta badan Cayaarta ku cayaareesay 10 Cayaaryahan markii mid ka mid ah cayaaryahanada Xulkaas Calaamadda Cassaanka ah loo taagay. Guud ahaan Gurubkaan oo u muuqda Mid si gaar ah u leh Xiiso gooni ah ayaa waxaa 3 dhibic ku horkacaayo Xulka Goboka Gal Gaduud, Xulalka Baay iyo J.Hoose ayaa leh min hal dhibic, halka Bariga Sanaag aaney ka laheyn wax dhibco ah. Dhamaan Xulalka ku jira qeybtaan waxa ay wada Cayaareen min 1 kulan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 24, 2010 Bari vs Middle Shabelle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 24, 2010 Shabelle Bench Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 24, 2010 Bari bench Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 24, 2010 Bari team Crowd Team Bari Quote Share this post Link to post Share on other sites