Fiqikhayre Posted December 15, 2010 Xulka Gobolka Sanaag! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 15, 2010 Xulka Gobolka Sool Vice Champions of Puntland! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 15, 2010 Xulka Jubbada Hoose always welcome! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 15, 2010 President Faroole sitting in Mire Awaare Stadium of Garowe, Puntland! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 15, 2010 Full House! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted December 15, 2010 My team Mudug sadly drawn into the group of death! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2010 I am rooting for my home team of Mudug. My second team is Bakool.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2010 Beautiful flag of Somalia & That of the State.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2010 Tartankii ciyaaraha gobolada dalka oo maanta ka furmaya Magaalada Garowe Somaliweyn December 15, 2010 Markacadeey -------------------------------------------------------------------------------- Waxaa la filayaa maanta in si rasmi ah ay magaalada Garowe uga bilowadaan tartankii ciyaaraha gobolada Dalka oo judo labaatan sano ah aan la qaban, iyadoo la filayo in furitaanka tartankaasi ay ka soo qeyb galaan masuulyiin iyo dad magac hore ku lahaa Isboortiga Soomaaliya. Gudiga qabanqaabada tartanka ayaa sheegay in gobolada loo qeybiya 4- Group oo kala ah Shabeelaha Hoose, Nugaal, Banaadir, Gedo , Bari, Shabeelaha dhexe, Bakool, Jubbada dhexe, Sanaag, Jubbada hoose, Bay, Galgaduud, Mudug, Hiiraan, Sool. Tartanka oo ah mid ay isku arkayaan min afar gobol oo laga doonayo in ay ka soo baxaan siddeed gobal oo u sii gudbi doona semifinalka oo ah neg out oo labadii isu soo hartana ay u gudbi doonaan feynalka. Maamulka iyo gudiga qabanqaabada tartanka ciyaaraha gobolada ayaa sheegay in diyaar garow adag loo galay sidii ay si habsami ah ugu dhici lahaayeen ciyaarahaasi, isla markaana amaanka si adag loo adkeeyay, iyagoo sheegay in atartankaasi uu noqon doono mid taariiqi ah oo markii ugu horeysay ka dhacay Soomaaliya tan iyo burburkii xukuumadii hore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 15, 2010 Showqi;680309 wrote: Banaadir ayaan anigu taagere u ahay. Go Banaadir Go........ Me 2, 3, n 4. Goooo Banadir! All day everyday dear! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted December 15, 2010 Trophy will remain in the Garowe! Nugal all the way..... Quote Share this post Link to post Share on other sites