Ismalura Posted December 19, 2010 True it depends on how you use it. Mida kale it is quite a waste of time lakiin who cares? Not me...ma hadaan Cali iyo Caasho koriyaa aniga? After I do everytjing i need to I have an extra hour or two to waste and I use it on Sol and Facebook Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 19, 2010 ^^ Yaa Ismalura, calaacashaada waxa ku jira eed sidii xeero subag ku jiro ugu heyso waa maxey, Love-ka waan arkaayee inta kale waa maxey, si bey mugdi iigula muuqdaan, markaasaa la oran nimanka Soomaalida Love waxba kama yaqaanaan, Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy ayey Reewin ku maahmaahdey Aaliyah, huuno soo adigii iska dhaafey Facebook markaan ogaa mise deactivation ayaad ku sameesay, profilekaaga oo jab ah markey dadka ku arkaan keyga boqolaal ayaa kugu darsan jirtey, waxaasaa lagaa dhahaa xiirantii xaluskaba rucleyn jirey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 19, 2010 ^^Lool Nuune. waxaasaa lagaa dhahaa xiirantii xaluskaba rucleyn jirey ??? What does that even mean? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 19, 2010 Even google couldnt help me explain yur somali ..LOL... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 19, 2010 Ismalura true say..agreed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 19, 2010 ^^ waa ammaantii ugu danbeesay, wax ka danbeeyaa ma jiro, waxa ka danbeeyo waa rimoorka isjiidka ee kalbareeska, yaan lagu ileyn dee, anigu waan kuu soo duceyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 19, 2010 lol mala huba in ay amaan tahay madaama aan fahmin waxa itidhi lugu yidhi huuno Ameen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted December 20, 2010 @ Nuune waad indha dareysay dee hadaadanba arag wax meesha ku jiro. LOL@ Nimanka Somalida jaceyl wax kama yaqaanaan baa la dhihi.... Said who? I never said that, ever. @ Ailyah wax fican kumuu dhihin Nuune ee Admin u dacwoo ama better still sue him. What he said comes under a certain type of harassment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 20, 2010 LOL Ismalura...what did he say ? anuuna admin uma dacwooda...somali waxay ku maahmaahda nin shantaada faro ka celin sharci kama celiyo ..in this case my mouth or rather my writing baan iskaga celin doona bal horta ii micneeya wuxu yidhi?? far wawayna ku qora?.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 20, 2010 Naga daa Aliyah.. sexi baan ahay baad noo qarinaysaaye . Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 20, 2010 Aaliyyah;681505 wrote: LOL Ismalura...what did he say ? anuuna admin uma dacwooda...somali waxay ku maahmaahda nin shantaada faro ka celin sharci kama celiyo ..in this case my mouth or rather my writing baan iskaga celin doona bal horta ii micneeya wuxu yidhi?? far wawayna ku qora?.. huuno adoo 16 jir ah ayaan ammaanta bilaabey, marka wax xun kuuma quuro Ismalura ha igu dirin gabadha yaanyuur uur leh hakaa dhax baxdee, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 20, 2010 Nuune loooooooooooooooooooooooooool you are nuts Talexi dont let ur imagination carry you away.I implied no such thing lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 20, 2010 ^^ Horta aniga iyo Ismaluraa sheeka noo socotey, indhahan aan beelay bilaash uguma kicin xuubka, ee asbaab ayaa keentay, waadna ogtahay, horta ma xasuusataa mulac, waligaa intaad duurka aadey ma soo dishey hal ama laba mulac or bulac, intaad seenta ka goysey asagoo meyd ah afkiisa intaad kala qaadey seyntii go'need afkiisa ma ku aruurisey, marka walaaleey indhaha waxa i tirey waa bahaladaas oo ka qabo illaa dhowr iyo konton xabo, jaceelna waa jiraa oo asna qeeb libaaxuu ka qaatey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted December 20, 2010 @ Aaliyah ma hubo macanaha lakiin wax fiican in eysan eheeyn baan arkaa LOL. I guess I shouldn't get you in to a fight when I don't know the meaning. @ Nuune horta maxaad ii habaartaa mar walbe beerka caaro kaa xagatay ee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 20, 2010 Ismalura, nin dhan baad igu diri laheed based on your instinct, hada ka dib wa ka digtoonaan Quote Share this post Link to post Share on other sites