Sign in to follow this  
A_Khadar

Isimada Buuhoodle oo Shir Balaadhan Buuhoodle ku yeeshay, kadibana Saxaafada la Hadlay - Audio -pics

Recommended Posts

A_Khadar   

Magaalada Buuhoodle Waxa Maanta galinkii hore ka dhacay shir Balaadhan oo ay ka soo Qayb Galeen Dhamaan Isimada Cuqaasha iyo Qaarkamid ah Waxgaradka Kale ee Deegaanka Buuhoodle oo Maanta kulankii ugu horeeyey kadib Shirkii Maygaagle ku yeeshay Gudaha Magaalada Buuhoodle, oo kaga Hadlayeen Xaaladaha haatan ka taagan Deegaanka Buuhoodle.

 

Kulankani ayaa Maanta Waxa Hadal Jawaab ah Saxaafada loo Mariyey Waxgaradka Bariga Burco oo Qaarkood Warbaahinta ka sheegay in Beesha Buuhoodle tahay Nabadii isla Markaana ka soo Horjeesteen go,aamadii ka soo shirkii ka dhacay Maygaagle ee Culumadu go,aanka ka soo saartay, Waxana Maanta kulankani Waxgaradka Buuhoodle laga soo saaray dhinacooda Qodobo kala ah.

 

1. in Beesha Buuhoodle diyaar u tahay inay ka shaqayso Dhinacooda Guud ahaan Nabada diyaarna u yihiin inay Wadahadal la galaan Beesha Bariga Burco.

2. in Baliga Kalshaale yahay Deegaan Reer Buhodle leeyahay oo aan buran ku jirin Horayna u lahaan jireen Maxkamadii Maygaaglena Markhaatiyaal keeneen.

 

3. in Dhibaatada Kalshaale ka taagan uu Masuul ka yahay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal, Waxana Halkaasi Go'aamadaasi oo farabadnaa akhrinayey Labo Caaqil oo kala ah Caaqil Hindi Maxamed Adan Caws iyo Caaqil Abdiraxmaan Axmed oloe oo Waxgaradka Buuhoodle u Wakiishay inay saxaafada la hadlaan.

 

http://www.ceegaag.com/2010/Dec%202010/isimada_cuqaasha_buuhoodle_oo_sh.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I smelled "Ku qabso ku qadimayside" from the beginning plus Eex and xaq. War culumadiinuna miyeysan xishoonine?? How could they ruled against those who brought wittness and dhaar for the ownership of this place.. War caadi maaha cidaan walahi..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Warsaxaafadeed-Garaad Ibrahim Baruud Guutaale

Sunday, December 12, 2010 - 08:27 PM

 

Garaad Ibrahim Baruud oo la soo xidhiidhay Xargaga Online isaga oo ka hadalaya go,aanadii shirkii Meygaagle..

 

 

 

Halkan ka dhegeyso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this