NASSIR Posted December 14, 2010 Great national poet. Alle ha naxariisto. Amiin. Some of his verses & wisdom. "Muddo toban sanaan qiiro iyo orod u taagnaaye Tiraab kaas kabadan xaajadaan toosiyaay idhiye Meel ima tagin oo dadkaan lahadlyaa tuurye Maantana tilmaan baan hayaa taabsin qaaliya e Taariikhdu waa mahadhiyo tiimbar aan go'ine Ninba tacabaduu soo qabtaa teebku qorayaaye Todobaatan Oday bay sugtaa kaydna way tahaye Aduunaydu tareen weeye iyo taayir galabeed e Waxaa loo tartamayaana waa yaan lagaa tagine Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 14, 2010 Allaha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 14, 2010 "Tolow waxaan codsaday ciiradiyo tira waxaan muuqan Tirtirsiga abaaloobay iyo taaha iga daaya Kala tabashadeena in yar u turxaan saara Nin walbaw wixii aad taqaan bixi tilmaanteeda Wixii takhasuskaga talo kasoo jeedi Wixii kaa tan waynaada iyo moshinka hatiigsan U tanaasul kii kaaga togan hawsha tamarteed leh... Katashada ilaad muuqatiyo saaka waxa taagan La tartama asaagiina iyo goboladaa teedsan Tilmaansada nidaamyada badalan toosa kala guurka Afartaa tixdaan oran jiriyo tababarkaygii dheh. Afar kale tusaaliyo waxqabad taan lahaan jiray dheh Dadkanaan tilmaan siinayaa yool latiigasado e Isku timi hakala maaginina dhaabe adag taaga Hala istiilo hawala aduun waa taf dheeryahaye Wafdi timi wasiirada Puntland maamulka u taagan Tayayn iyo midayn bay rabaan taxadar miisaana Tayayn iyo midayn bay rabaan taxadar miisaana Waa tabar inoo muuqatee yaan lakala tuurin Tabtaa Jananku hawsha u wado wadar ku taageera Waa liidar toos noo wadee taaba midhihiisa Waa taawil noosoo maartee aan tahniyadeyno Tiriigaa iftiimaayaa iyo taarikada raaca Adna mudane taageero Qaran taawirka u qaado Yay tiicin wuxu masiir loo tartamayaaye Aqoonyahan tartiibteedle iyo kii tamina raadi Haka tagin abwaan iyo waxgarad kii wax tara qaado Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 14, 2010 Aamiin Zack. "Haka tagin abwaan iyo waxgarad kii wax tara qaado" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 14, 2010 Nassir, fadlan avatar'ka ii daa anigaa kaaga horeeeyee. Sidii Sh. Atam hadii mintid aad wada noqotaan aniga ima quseeyso, laakin magaca lagaaga horeeyey ha ku mintidin. kkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 14, 2010 Dhamaaan halkaas ba la socda. Ilaahay jana fardowsa haka waraabiy ehelkisana sabar iyo imaan haka siiyo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 14, 2010 Aamiin. Aaliyah, nice to see u walaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 14, 2010 Lol@Cagdheer, waa laysiiyey randomly. Will change if u insist on keeping it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 14, 2010 halkana ma avatar la isku haysta lool Sol in ay badasho pagekooda dhib iyo qaxar bay keentay anba mar dhoweed baa niqaabi avatar iska badalay blessed ba igu qabsatay hahaha.(joking w/ blessed).. Nassir likewise walaal... salaam --------------------------------------------------------------- Dalkii u kac baan lahaa Laascaanood dag baan lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites