Sign in to follow this  
cynical lady

Troll, Shaah, Cakes and Sheeko

Recommended Posts

Juxa   

welcome back welcome back

 

Ngonge i am organising massive party for us oldies (ladies only) and it wont be the same without faheema. she is lets say the cherry on top of the cake

 

faheema, you wont feel qabow when you are surrounded by so much love

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ Weyrax, no I am not old, nor I am young, in human years, I might be old, but I am only 8 according to my comrades, enough to marry 8 Daacuuriin in one time.

 

JB, lool, ar ka daa dee Ugaas, ma waan kaaga sheekeeyay horta ayaan hore anoo la joogo asxaabteyda, mid ka midaa wuxuu igu yiri, actually they call me Little Human, waa naaneesta ay ii yaqaanaan, sometimes waan dhibsadaa, sometimesna waan iska jeclahay niaan maqlo waayo erayga human being aan maqlo waa horaa iigu danbeesey marka waanba ku jubboodaa maqalkiisa,

 

wuxuu igu waryaa Little Human anoo dhax fadhiyo odayaashooda iskana shaaheenayo(usually it is not shaah we drink together, but sangaalaha(dixiriga sanka geela ku jira) oo shiidan oo Juice laga sameeyey or maraq), intaan soo jeedsadey baan ku iri, haa walaal, markaas buu igu yiri yaab baad leedihiin ibnu aadamkiina, markaasuu sii watey deedna yiri "gabadh baan maagey inaan dhax galo(ka dhax qeylin) anoo processkii ku jiro ayaa wadaadkeeda ayaa ag jiifey, markaan dhax galayeyna wuu i arkayey mana uusan hadlin gabadhii baa sidii iskaga seexatey, wadaadkeedina wuu soo jeedaa iyadiina wey iska dhacdey bahal hurda ah", kuyeenahoo intaan ka soo tagey oon uusteeda calaashaan mindhicirkeeda soo quftey ayaan iskaga soo baxey, kulahaa, markaan maagey inaan cuno ayaa waxaan arkey laba dameer(as in dameer real ah) oo laakin yaryar oo ku dhax jiro xiidmihii, waan ashahaatey buu yiri(kan Jinni Muslim ayuu ahaa), markaas baan ka soo cararey buu yiri, dib danbena human being inaan uga dhax qeyliyo isku dayi maayo,

 

intaan saas u fiiriyey ayaan ku dhahey, mac sonkor caleen shaah, bal maxaa igu watey, markaan saas dhahey ayey odayaashii ul iyo shaabuug ila dhaceen, illaa hada nabarihii boog intey isku badaleen bey wada barareen, anna intaan xanaaqey ayaa gabdhihii aan ka qabey u wada furey, hada ergo ayey ii soo direen iyo iney s maslaxaan, processkaas baan hada inoo wada socdo aniga iyo iyaga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Asalaam Aleikum Sh.Nuune..

 

Hello all!

 

12/12/12 - was not my day...had a rough day yesterday, ciyaal bila eedeb baa ii qaseey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

A/Wasalaam Xaajiyo Malika, was yesterday 12/12/12, what is that mean, what calendar, anyway, see bey cayaal kuu qaseen, hadaad dhihi laheed gacmaha kor u taaga ama afka taaga waxaas kuguma dhaceen, have you done any Jimicsi recently, waaba kuu jeedaa culeys yar aa kugu kordhey iyo muruq xanuun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Lol...amba waan isku arke culeyska ii saraan, most definetly one needs jimicsii...ciyalka iga daa beri doweytoo baan kaa tagayaa - illen ciyal Somaliyed baa ii bahan ..erm kuwa aan kanjirii kareyaa..lol

 

ps. So, how was the global trotting?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I wasn't global trotting, I wish, but was away with the usual suspects of friends away from any usual places.

 

Cayaalka Soomaaliyeed wax ka fiican ma jiro.

 

 

Ps: I have Mecca & Medina special pictures from recent trip, would create a thread markaan jaanis helo would upload there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^Welcome bck duqa. Waad iska booday bal fill us in.

 

Jimce wanaagsan. A peaceful atmosphere seems to come on Friday mornings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^Jumca mubarak Ibti. Job is good alxamdullilah and getting used to new surroundings (its not Dubay but nowhere is like Dubay :)). I did umrah yesterday alxamdullilah.

 

Adigu meeshii ma ka soo baxsatay? Wrap up warm :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ People in different time zones don't count, saaxib. :D

 

Haye, ka waran the new place? Culture shock or easy going?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this