Jacaylbaro Posted March 2, 2012 Topic or thread ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 2, 2012 Assalaamu Calaykum waraxmatullaah. Jimco wanaagsan, JB & akhyaarta kale ee rag, dumar & caruurba leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 2, 2012 Wa"alaykum Wasalaam W WB ... Jumca Mubarak ,, maanta Masaajidkii xaafadda af sawaaxili baa lagaga hadlayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 2, 2012 Nin soomaaliyeed Ayaa laga dhaadhicin Kari waayey in daqiiqad kasta wadanka CHINA ilmo yari ka dhasho! Intuu ninkii qoslay oo uu xanjo uu cunaayay Iska tufay ayuu yidhi "waa horumar uu CHINA gaadhey, halka aynu inagu sagaal bilood sugayno Inuu ilmuhu inoo dhasho" .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 2, 2012 salaam aleykum, and jumce wanaagsan...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 2, 2012 I am in now. Whoever wants to stand up for me, may stand up. Whoever wants to turn their face away, may turn their face away. For the rest, waan idin wada salaamay. Maaddeey;797338 wrote: Good to hear iney joogto oo caafimaad qabto. Sawir Mombasa ma soo socdaan hadda, nuune aan ka sugeynaa waa isagii booteynaayee. Edit : I don't think anyone understood that, and may be thats what JB was asking ee noo fasir bal aan qosolka kula qaybsanee yaa NGONGE. You've got to have geel jire tendencies to understand that, Maaddeey. A&T would have got it in a flash. Kuwa kale 'is tuska' jecel would have also got it and saw themselves in it. Adiga se, mullah lunsaan baad tahay, saaxib. JB na waa iska reer magaal. p.s. What's the hump of the camel called and how many words are there in Somali to describe it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 2, 2012 JB, lool horumar China gaadhey, in some cases, every second ilmaa dhasho, in the case of Hindida Mid baa laga hayaa inuu yidhi: Oo hadey hindidu gabdhaha dilaan ama xabaalaan sidee bey hal balyan dadkeeda ku gaadheen, markaas baa lagu yidhi waxaas waa wada rag inta badan, intuu soo boodey buu yiri, "wallee rag badan baa qabuuraha ka qaraaban doona" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 2, 2012 Jimce wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 2, 2012 hump of geel is called KURIS:) waraada dhaafa wiilka oo waa friday, bunkana soo duba aan duceysanee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 2, 2012 hump of geel is called KURIS:) waraada iska dhaafa oo waa friday, bunkana soo duba aan duceysanee Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 2, 2012 Juxa;797566 wrote: hump of geel is called KURIS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 2, 2012 loooooooooooooool@nuune ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 2, 2012 Sh. Sharif is khudbadayning in my neighbor Masjid ,,, of course in Swahili Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Serenity- Posted March 2, 2012 Jumca Mubarak ya jamaaca... not sure waxaan maanta idinku xasuustey, laakin waan idin tabey, esp you NG! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 2, 2012 ^^ Hello beautiful. Hope all is well with you. Still taking time out or have you gone back to the rat race? Quote Share this post Link to post Share on other sites