raula Posted May 24, 2013 Salaam all, mac mac to the gals nuune-Teyteyleey ma meel ba ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted May 24, 2013 nuune;954281 wrote: Apo lool Alaabtan Teyteyleey ayaa iigu dambeysay. looks interesting....what's this Nuune? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted May 24, 2013 Bun iyo cambulo ah! Perfect for Friday duco Macmac@ raula Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 24, 2013 Raula, Teyteyleey Balcad baa la oran jirey, its ancient name. , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted May 24, 2013 Waves back a decade later @ Juxa.. waan ku ficanahay abaaye, see tahay adi? nuune, sidhu eeygu kuu qaniney adigo *** kortisa fadhiya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 24, 2013 interesting hunnu hunnu maanta anigo shaqada ska fadhiyaan hees soo xasuuste 12 years ma maqal Luuley leerta isii makasaaso mey kiin jeeyi liiskaaga waa la moodi lama rooti, lama rooti, lama rooti koobkoo shaah "waa haddaad weligaa xamari dhageysatay" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 25, 2013 ^ Asalamu Calaykum, Xamari maaha sxb, waa 'maay may'. 'lama rooti koobkoo shaahi, ma kasaaso maay kiin jeeyi' yaranteydii aan maqli jiray, illaa & haddana waa ku halqabsadaa, lakin hees miyuusig leh weli ma ku maqlin, soo post-garee link haddaa heysid, fadlan. Wa shukarn!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 25, 2013 heesta xamari ey eheed Muuddeey laakiin, kistaas yar oo maay maayda aa ku jirte, sidaaney eheyd luggooyaad waddiine, ee la cagaaran tihiine laxaw iyo laruur maa ladugaashadaa laqdabaad la boodaan, lillaahi maa laabtiin ku taalee wei net kuma arkin sxb, cajal ayaan ku haysan jiray 1998 ki waan raadinaayaa anigaba hadda Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 25, 2013 waa kukaas maaddeey http://somali-music.com/audios/886/lawarooti-koobkoo-shaah-niiko.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 27, 2013 Shokshoki followed by macsuub with cream for breaky. Beat that JB Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 27, 2013 ^^ He will come and say beer geel baan ku quraacdey hehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 27, 2013 ^lol I'm trying to bring him back. He has been abducted by another site. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 27, 2013 Macsuub?. Pitta Bread la shiiday oo cream, malab & moos lagu daray sow maaha?. Troppo qasqas waaye. Caysh & Xums, lee i maraaya ani. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 28, 2013 Sabaax al khayr ya naas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 28, 2013 Ya nastay oo hurdo ka dargay? Looking forward to a couple of days off next week.... Quote Share this post Link to post Share on other sites