Jacaylbaro Posted March 19, 2011 Weli wakhti baa iiga hadhay intaan tiradaas gaadhi lahaa ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 20, 2011 Bashiir, beentaa ma aha . <---Walks away feeling young. JB LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Inaa lilaahi soo adigii noo sheegay inaad 1981 macalinka aheyd aggah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 20, 2011 Ma aniga ??? ,,,,,, waar malaa Johny Brown baad igu khaldaysaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 20, 2011 ciroolahana wadnuhu ma dhagleeyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 20, 2011 Iyo meelo keleba ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 20, 2011 Asc, jimco wanaagsan kulligiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 20, 2011 Iyo meelo keleba ,, ,,, nin 81kii macalin ahaa wadnuhu ma dhaglayee bal dhiig kar iska baadh weyre maanta sacuudiga ma jimcaa laga tukaday? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 20, 2011 Jimcahaasina xaguu inaga soo galay ?? loooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 20, 2011 Sorry waan qaldamay:) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 20, 2011 Mar aad sax tahayba ma anaa ku arkay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 21, 2011 salaam aleykum all waayeeladii maa maanta iska dhadhicinaya 40 ma gaarin? allow alle! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 21, 2011 40 tan kor baa loo dhafay,,, waama iyo waama.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted March 21, 2011 Juxa, that's sad. Allah yarxama. Salaam everyone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 21, 2011 Juxa, marxuumada illahay dambigeeda ha dhaafo naxariistii jananna ha ka waraabiyo. Ayaamahan I only respond qabyaalad iyo fadhi ku dirir threads. Waxaan u malaynayaa cudurkii fadhi ku dirir baa igu dhacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted March 22, 2011 ^ka fogoow kuwasii, you will get suck in and get stuck..lol Sabah Kheyr yaa Jaamiic! Quote Share this post Link to post Share on other sites