Akash Posted December 14, 2010 Waa hagaag, reer awdal waxa ay somaliland ka sugnaaba waa inay gacanta si deg-deg ah ugu soo dhigaan kuwii gawracay wiilka iyo Aabihii.......... http://www.alnuur.com/viewNews.php?id=1819 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted December 14, 2010 Xaalad Cakiran oo ka soo cusboonaatay Deegaanka ceelbardaale ee Degmada Dilla ee Gobolka Awdal ee Degmada Dilla, kadib markii uu sheekh lagu magacaabo maxamuud Raage oo ka soo jeeda deegaanka gabilay dhowr jeer xasuuq u gaystay dad masaakiina oo jidka maraayay iyo kuwo guryahooda hurdaba ,xalay oo u dambaysayna waxa uu dilay hal nin midkale waa dhaawac . Beesha Reer Nuur ayaa bilaabay inay iska caabiyaan maleeshiyaadka sheekha oo isku abaabulay inay ciidan beeleed samaystaan kadib markii ciidamada dowladu ay waxba ka qaban waayeen maleeshiyaad ka maxamuud Raage oo caawimaad ka helaaya Generaalka ciidanka qaranka ee JSL. Nuux Taani oo ay isku hayb yahiin. Dhinaca kale wararka laysla dhexmaraayo deegaanka Gabilay ayaa intaasi ku daraaya in dad lagu godoomiyay deegaanka gabilay dadkaasi oo ka soo jeeda beelaha ********** ee daga degmada gabilay. Dillapress Desk Dilla, Somaliland -------------------------------------------------------------------------------- Kala soco wararka soo kordha Dillapress.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2010 stuff and nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted December 14, 2010 Boorama, (sli) - Wararka saaka kasoo baxaya deegaanka Kaxda ayaa waxa ay sheegayaan in ururka snm ay weerar gaadmo ah xalay ku dileen hal nin mid kalena dhaawaceen xoolahoodiina ka ka-xaysteen deegaanka Kaxda oo ka tirsan degmada Baki ee G/Awdal.http://somalilandinfo.com/node/12836 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2010 This just terrible. Another victim of the clan aggression of the SNM.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted December 16, 2010 Reer nuur, final thoughts on CEELBARDAALE, http://www.youtube.com/watch?v=230hMjOLg_E Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted December 16, 2010 http://www.youtube.com/watch?v=230hMjOLg_E Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted December 16, 2010 December 16, 2010 Dagaal Markale Ka Dhacay Aaga Ceel-Bardaale Harowo (Harowo) - Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya deegaanka Kaxda ayaa waxay ay sheegayaan in xalay weerar lagu qaaday maleeshiya beeleedkii ina Raage, weerarkan ayaa waxa uu daba socdaa markii maalin dhawayd ay goor habeenima ah ay u soo dhaceen reer yaalay jiidaasi, isla markaana ay dileen wiil ,aabihiina uu soo gaadhay dhaawac, ayaa waxaa xalay lagu qaaday weerar culus, waxana ay waraku sheegayaan in cagta lamariyay toolo la yidhaah buqdhada. Sida aan warka ku helaynaa ay sheegayaan in la gubay aqalo badan oo ku yaalay tuuladaasi, ilaayo hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee halkaasi ka dhashay oo ah naf iyo maalba, walina majiraan cid cadaynaysa inta uu leegyahay Khaaarahaasi iyo inta ku dhimatay iyo dhaawacaba. Balse sida aanu ka helayno wararka ka imanayaa dagmada gabilay ayaa waxaa ay sheegayaan in uu jirto dhimasho balse wali ma cada, ilaayo hadana ma jirto wax wara oo ay ka soo saartay dawladu oo ku sahabsan dhacdooyinkii isdaba socda. Waxaase xusid mudan in talyiha ciidanka booliska ee xukuumada Siilaanyo uu sheegay, markii ay maalintii dhawayd maleeshiyadaasi soo qaaden werarka uu ku tilmaamay arin daba socotay aano qof laga dilay reerkaasi oo iyaguna aar gudasho u tageen. Waxaase wax lala yaabo ku noqotay dawwaynaha reer awdal hadalkaasi ka soo yeedhay masuulkaasi oo ku beeray cadho xoog leh, waxaase is waydiin mudan taliyaha ciidan booliska xukuumada siilaanyo muu ka maqnaa dalka intii ay socotay shaqaadada ceel bardaale? Mise waxa uu u hadlay afkay banaan? Mis warbaanu ka haynba arinkaa isaga ah. Su’aalahaas iyo kuwo kale oo badan ayaa ah kuwa ay is waydiinayaan dadwaynaha reer Awdal. Isku soo wada duuboo ma jirto ilaayo hada cid wax wara kasoo saartay weeraradan is daba socda ee ka soo cusboonaaday deegaanksi dawladan hada jirtaana ay ku sheegtay aano qabiil oo dad kala dilay. Bashiir Cumar Harowo.com, Boorama Quote Share this post Link to post Share on other sites