Kamaavi Posted December 14, 2010 Madax kasocota dalalka Africa ayaa kusii qul qulaya magaala madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa si ay uga qeyb galaan kulanka shanaad ee shirka International Conference on Federalism (ICF). Madaxda maanta gaadhay Addis Ababa ayaa waxaa kamid ah Raysul wasaaraha DKMG ee Somalia Maxamed Cabdullaahi farmaajo, madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame iyo madaxweynaha dalka Sudan Cumar Albashiir. Madaxdan ayaa waxaa garoonka Bole international Airport kusoo dhaweeyey wasiirka shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi iyo wasiirka Arimaha federaalka Dr. Shiferaw Teklemariam. Waa socdaalkii ugu horeeyey ee Raysul wasaaraha DKMG ee Somalia uga baxo dalka dibada tan iyo markii loo magacaabay xilka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 14, 2010 Kamaavi, after all, he is forced to compromise his stated false principles of Somaliwayn to be at least save in his interim positon and secure Meles' support. Hargeisa and Garowe do the same thing. It's business as usual and a perfect example of stoogism. You will never see him condemn Ethiopia's routine crossings of the administrative border and the harsh mistreatment of ethnic Somalis within the occupied ****** region. ONLF and the Somali community must condemn our puppet leaders. Somalia shall rise one day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2010 raisal wasaare oo aan meel xukumin oo dhoofay wax weyn maha waligeed ba wala arki jiray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 14, 2010 Xaaji, Farmaajo waa nin dadaal badan oo doonaaya inuu wadankiisa wax ka bedelo. Nolol raaxa leh oo security leh ayuu ka soo dhaqaaqey for madfaca Xamar , atleast intaa u garta. Teeda kale, Ethiopia is our neighbour, and no matter how much aan u necbanahay waa in aan la macaamilnaa hab ah "keep your friends close and your enemies closer", waayo, dadkeenii ayaa ku nool dhulkaas oo ku dhibaateysan, marka waxba yaan Farmaajo la aflagaadeyn. He is by far the best hope for Somalia hands down. Laakiinse, as usual the haters gonna hate mar walba. Sakiin calaanjiya sida xanjada min fadlik. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hales Posted December 14, 2010 Doing this is a political necessity considering the kind of situation the TFG is in. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 15, 2010 NASSIR;679901 wrote: Kamaavi, after all, he is forced to compromise his stated false principles of Somaliwayn to be at least save in his interim positon and secure Meles' support. Hargeisa and Garowe do the same thing. It's business as usual and a perfect example of stoogism. You will never see him condemn Ethiopia's routine crossings of the administrative border and the harsh mistreatment of ethnic Somalis within the occupied ****** region. ONLF and the Somali community must condemn our puppet leaders. Somalia shall rise one day. I fully agree with you, Nassir. N Somalia shall rise today! Quote Share this post Link to post Share on other sites