nuune Posted March 25, 2010 Soomaalida waa dad aad u yaqaano cilmiga xiddigaha iyo koonka ideelkiisba, bal ila fiiriya erayadan aan soo aruurshey, meela fara badan ayaan ka soo kala helay, si fiican uga dharga Space = Fagaagga Space and Time = Fagaagga iyo Semen Solar System = Iskujoogga qorraxda The Solar System = Isku-joog qorraxeed Galaxies = Diillimo-caanoodyo Planets = Meerayaasha Planet = Meere Planet = Malluug The Sun = Qorraxda Moon = Dayax Mercury = Dusaa Venus = Waxaraxirta(Sugra) ama Bakool Earth = Dhulka Mars = Farraare Jupiter = Cirjeex Saturn = Raage Uranus = Uraano Neptune = Docay Saturn rings = Garaangaraha Raage ama Saxal Dwarf planet = meere-cillin ah Nebulae = Ciiryamada xiddigaha Crab Nebula = Ciiryaamada Super Nova = Xiddig dhimanaaya Asteroids = Dhadhaabyo Comets = Dibdheeryo Meteorider = Burburka jibinta ama xiddigaha ridma Meteor = Jibin Meteorites = cir-kasoo-dhac ama shiidmadoobe Light Year = If-sanadeed Black holes = Dalool-madowbaha The Big Bang = Firdhaad-weynta The Big Bang = Firdhadkii qaraxweyne The Big Crunch = Qajajacweyne Big-Bang Theory = Aragtida firdhadka qaraxweynaha Open Universe = Koonka Furan Closed Universe = Koonka Xiran Expanding Universe = isbaahidda Koonka Light = ifka Speed of Light = Xawliga ifka Cosmos = Koonka Color Spectrum = shucaaca ilayska-ifka Lunar Eclipse = Dayax-madoobaad Solar Eclipse = Qorrax-madoobaad Calendar = Shintiris-sanadeedka Leap Year = Sanad shindhalad ah Astronomy = Xiddiga'aqoonta Astronomers = ogaalyahannada xiddigo-aqoonta Satellite = Dayaxgacmeed Navigation Satellites = Hagidda dayaxgacmeedyada Space Exploration = Sahminta fagaagga sare adduunka Earth-based observatories = Rugaha kuurgalka fagaagga dhulkaku Saldhigan Research Centres = Rugo cilmibaaris Spacecraft = Gaadiidka Cir-maaxidda Spaceships = Maraakiibta cir-maaxidda Robot Vehicle = Alaadaha dadoobisan Telescope = Doorbin Mirror = Biladdaye Lenses = Quraarada cadaska Zoom = Waxweyneynta Observatories = Rugo-kuurgal Spherical = Ugxan Rotation = meerwareeg Rotate = udub-wareeg North Pole = Qudbiga waqooyi South Pole = Qudbiga konfur Northern Lights = Wirwirka Qudbiga woqoyi Southern Lights = Wirwirka Qudbiga koofureede Equator = dhulbaraha Core = Bu' Inner core = Bu’da gudo-xigeenka Sulfuric Acid = aashitada kibriidka Greenhouse effect = kulaylkaydinta Astronomical unit = Halbeegga xiddigaha Diameter = Dhexroorka Formula = Hab-xisaabeed Particles = bitaanbitooyin Anti-Particles = lidka-bitaanbitooyinka Particles = iniino Nuclear reaction = iskushubmidda bu'aha Magnetic Field = Birlabta Charge electricity = Cabbeynta Shixnadaha Jacda Gravitational Forces = cuf-isjiidashada ama xoogga-jiiddada Gravity = Cuf-jiiddada Forces = Xoogag Earth's gravity = Xoogga-jiiddada dhulka Inertia Law = Xogta qaynuunka nuuxsi wax-negaadsan Acceleration = Xowli Response Act = Qaynuunka falka iyo falcelinta Theory of Relativity = Fikriga isudhiganka Quantum Theory = Fikriga imisada ama meeqada Mass = Jir Energy = Tabarta Relative = Hadba Rogmada Electromagnetic wavelengths = Dhererka hirarka ku danabeysan birlabta Pyramids = Taallo-tiirriyaadyo Zodiac = Cutubka Meecaad Constellations = Cutubyada xiddigaha Aries = laxo Scorpion =daba-alleele ama dib-qallooc Cancer = naaf Gemeni = mataanaha Virgo = afaggaal Sagittarius = dameerajoogeen Pleiades =Urur Leo = Libaax Ps: Fadlan wixii sixid ah xagga spellingka hala saxo ama wixii erayada aad heesaan ku soo dara. Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 27, 2010 ^ mahadsanid saaxiib. Maanan ogeen in luuqadeena uu saas u hormarsan yahey. Cajiib. Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 1, 2010 nuune = Nin daran Sidii Cawke dhihi jirey. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 5, 2010 Space and Time = Fagaagga iyo Semen Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted April 7, 2010 [ Astronomical unit = Halbeegga xiddigaha Diameter = Dhexroorka Formula = Hab-xisaabeed Particles = bitaanbitooyin Anti-Particles = lidka-bitaanbitooyinka Particles = iniino Nuclear reaction = iskushubmidda bu'aha Magnetic Field = Birlabta Charge electricity = Cabbeynta Shixnadaha Jacda maba jiraan hada wax soomaligaan oo kale qori kara Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 8, 2010 ^^^ haa Aniga nooh! waraa nuuno buugaagtaan aad wili heysid meel dhig! marax yahoo very muhiim waaye walaahi... ciyaal badan waxaan heynaa sidii lax yaashii u hadlaayo oo english iyo somali la isku qooshay ku hadlaayan ama somali iyo dutch lee'ilaaha ilalaahu..waraa noo haay waxaan somali shiinees ku hadleeso xitaa waa heynaa.... Waree Badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted May 10, 2010 Light Year = If-sanadeed set it off ... Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted June 26, 2010 Wale waan ka qeyliyay. Tolow goormee af soomaali wax lagu baran doonaa mise English iyo Carabi ayaan u af duubnaaneynaa ebedkeen. Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 26, 2010 Gotta take your hat off to the early Somalis. They were the creme de la creme of our people. Show what we can do, if we get down to it. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 31, 2011 Shukran all, qeeba kale oo nafaqeysan ayaan soo wadaa Inshaa Allaah oon meela kale ka soo kala aruurshey. Thanks to Cawaale who shared with me a valuable book about Somali Astronomy a while ago. Ps: Xilligii Soomaaliya ay Dowlada aheyd, iskoolaadka iyo jaamacadahuba waxaa wax lagu dhigan jirey Af Soomaali, scienceka, xisaabta dhammaan Af Soomaali bey ku bixi jireen. Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted February 7, 2011 walaahi waa erayo adag physics ama biology dugsiga sare soomali lagu dhigi jiray markaad aqri maagto waxaad isleedahay tollow ma af soomaaligaad eber ka tahay runtii luqadeena iney hodon tahay waxad garaneysaa markaad aqriso buugaagtii iskuulada soomali lagu dhigi jiray xiligaan dowlada aheyn codsi: qofkii heli karo buugaagtaas ama ku og meel laga heli karo link geeda hasoo qoro ,waa muhiim inaan taariikhdeena iyo afkeena wax ka barano ereyada dhinac kale ee social ama economic ama religion xitaa qofkii haya hasoo bandhigo Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 7, 2011 ^^ Halkan ayaad ka heleysaa buugaagta badankood ayagoo digital ah, halkan qumaati u riix Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 7, 2011 Nuune, good stuff thanks for the link. Caruurta yar yar ee aan adeerka u ahay hada ayey Af Soomaaliga si fiican u baranayaan Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted February 8, 2011 nuune;693329 wrote: ^^ Halkan ayaad ka heleysaa buugaagta badankood ayagoo digital ah, halkan qumaati u riix walaal waad mahadsan tahay Share this post Link to post Share on other sites