Paragon Posted April 8, 2010 war sxb waa inoo mar kale... waa sii cararayaaye... nabaadiino idin Alle Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 8, 2010 ^^ haye sxb, ii baashaal, make sure inaad lug ama leg midkood un keento, sakkaarka hakuu danbeeyee Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 8, 2010 Originally posted by Tuujiye: "F" buujimo u duuban tahay ee soo dhajiyeen.... Inaa lilaahi, wa'inaa ileyhi raajicuun! War qosolka dheer naartaa lagu galaa aan maqlay ee maa naga deysid...Dhagahaa idilaaci rabay qosol dartiis... Maxaa ku keentay 'cook' ee eheyd inaad dhahdo? At least nolol fiican ii camir, like summer vacation in naloo geyn jiray 34ta wadan aad sheegeyso!!!! :mad: Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 8, 2010 ^^ hada ka hor Tuujiska waa ninka ku dhahay Marx waxaad tahay sida "f" oo kale, yacni f-ta tuur malahoo si fiican u fiiri Marx asbaabihii uu ooga tagay sol eftaas aa ka mid ah f buuujimo eheheh aan ku noqono quruxdii afka Soomaaliga Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted April 12, 2010 ^lol@F buujimo u duuban tahay. kuwaan isku xarfo ma ahan laakin waxay ku jiraan waxyaaba iga yaabiya ee luqadda. Sir iyo Caad Dhac iyo Boob Tab iyo Xeelad Xoog iyo Jajuub Xamar iyo Xamar-Daye(Madiino camal nooh) Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted April 14, 2010 Originally posted by Tuujiye: Ismahaan KK luqad eesan aqoon ma jiraan..aduunkaan aad u jeedid 34 wadan ee cook kasoo ahaan jirtay marka qoftaan waa culustahay yeesan kuu ganban.... Wareer Badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted April 20, 2010 war iyo wacaal dheg iyo dhaban dhaqan iyo dhaqaale hadal iyo hunguri dhig iyo udub dhays iyo dhaleed inan iyo inan( ) beled iyo baadiye bur iyo bahal talo iyo tusaale nin iyo naag( ) arrin iyo aqool dhur iyo dheef gal iyo gelgelin ( biyo ku jiraan) taag ito tabar tawal iyo tallan xoog iyo xeelad tub iyo toobiye tix iyo tiraab qub iyo qac qawl iyo qiil xeer iyo xaajo ab iyo isir sinji iyo sawrac boon iyo bilis Share this post Link to post Share on other sites
Zafir Posted April 20, 2010 Cir iyo Caad War iyo Wacaalo Maskiin iyo Macruuf Lab iyo Dhadig Dhalin iyo Dhalaan Afeef iyo Adkeysi Muufo iyo Maraq Sug iyo Liis Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 26, 2010 Zafir, kaalay wax waa la camirtaa ayaa qalad ka fahantay aan u maleynaa.. tan kadaree waaye see camal abti? Wareer Badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 27, 2010 OMG, waxaan soo xasuustay too Soomaaliya noo shaqeyn jirtay hees ey heesi jirtay habeenkey amiijaheeda (amichetto) arkeyso! :mad: Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 27, 2010 ^^ lool amiijaheeda, oo heestay u qaadi jirtey maxey aheyd, too ciyaareeso maba ahanee, bal share bal, maybe something like this: hab hab isii xabadkaa hoo hoo aan ku dhahee hii hii iga daba dheh haa haa aan kaaga yeersiiyee huu huu aan isla dhahnee wax saas camal ah, Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 28, 2010 Dhac dhac i sii Dhakac dhac i sii ***** Halahoo i sii Bidix ka dhow Midig ka dhow ***** Shaq shaq wareejiyow hurguf Sii u wadid sariirta lee ..... Saxar ma leh surwalka ....... ***** Share this post Link to post Share on other sites
who-me Posted May 12, 2010 bus iyo busaarad cabaad iyo calaacal shar iyo shaqaaqo Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted June 18, 2010 Nuune grazie sxb. Mustaqbalka wa in laguu magacaabaa Madaxa Akadamiyaha Af Soomaaliga, jagadaas isku diyaari adoo shanab catiir leh oo qaamuusyo ku raran ku lahaa lolz Share this post Link to post Share on other sites