nuune Posted March 20, 2010 Bal erayadan ila fiiriya u dhacayo laba shubka, naq iyo negaadi nabsi iyo nasiib lug iyo laan hoog iyo halaag kun iyo kaakac ficil iyo falaad col iyo cadaawe dhib iyo dheef sheeko iyo shaahid calaf iyo cawo ciil iyo cadho xin iyo xaasid xilo iyo xoolo dooc iyo dareen bog iyo beer biyo iyo baad bash-bash iyo barwaaqo Tiro ito tayo Bal ku soo dara waxa aad heesaan, wey iga kala dhumeen bari baan meela ka soo aruurshey kuwa sidan oo fara badan, ku soo dar haba yaraatee waxaad heysaan. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 21, 2010 Bal ana aan isku fiirshee ka leexo: Aduun (If) iyo aakhiro Maqal iyo muuqaal Abaar iyo Aaran Miyo iyo magaalo Qoyaan iyo qaleel Guur iyo gacal Een, Kir iyo Kud, malagu darikaraa? Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 21, 2010 duufaan iyo dabeeyl dulmi iyo daalin roob iyo ramaas hiil iyo hoo caruur iyo ciroole dhuuceey iyo dhaloyereey iigu dar hee anigana Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted March 22, 2010 War maxaad dhahdeen?? Uff iyo Aqq Nadhaaf iyo Nadaa Dhoore iyo Dhako lug iyo laan ceeb waraa seecamal? manugu kor camiranee hadana? kun iyo kaakac lool bur kackac lee ma iska dhahdidoo? lool KK.. yur iyo yaahuu baa lugu yiri!! Wareer Badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 23, 2010 ^^ shaqfir lagu dhahay waraa, horta ma taqaanaa oraahda ah "ama lug haay ama leg haay " Koolo, lool, ku soo dar yaakhey kir iyo kud, iyo waliba kal iyo kaashaabid aa hilmaantey Showqi, nice list, lool@dhuuceey, shukran for reminding me this word Qaar baan soo helay, Afkeena yaab ayuu leeyahay wallee! ajar iyo abaal il iyo oof ab iyo isir af iyo addin arrin iyo adduun arag iyo arrin Soon iyo salaad silic iyo saxariir badhi iyo buuryo bari iyo bogox togane iyo tabane tuur iyo tirbiico talo iyo tusmo bad iyo berri buur iyo bannaan xeer iyo xaagaan dad iyo duunyo dab iyo duur raq iyo ruux jin iyo jaan jiidh iyo jibaad xidid iyo xigaal xan iyo xamxam cidliyo ciirsila kur iyo kaafaan faq iyo fagaare qudhun iyo qashaabiir qulub iyo qasaaweselel kaal iyo kala dheeri habar iyo habeenkeed lol wadaad iyo waranle wir iyo wiirsi magac iyo muunad magan iyo mooro muruq iyo maal laf iyo lud Akhyaarta, soo wada ku so dara erayada, list dheer oo aad u dheer ayaan ka dhigeenaa, soo aruursha yaakhey Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 30, 2010 Soomaalina macnaa lagu yaqaan, meel ay joogtaba e Oo waa hiddaha noo macaan, malab siddiisiiye Mar kastana ma moogaano ee, wuu naga dhex muuqdaaye Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted April 1, 2010 Innaba caadi ma aha erayadaas badan oo isku aad adan waanba qortey. Thanks nuune for sharing. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 1, 2010 ^^ Adaa mudan yaa Ismuhaan, bal wax dheeraada hadaad heyso halkan ku soo dhaji, eraya badan oo noocyadan ayaan aruurin rabaa, project ayaan uga danleeyahay oon online ka dhigi doono Inshaa Allaah. Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 1, 2010 Cilmi iyo Caado Col iyo Cadaawad Cantoobo iyo Cantuugo Xafash iyo Xashiish Aano iyo Aarsi Sahan iyo Socdaal Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted April 1, 2010 Dad iyo Dugaag ama Dad iyo Duunyo.. Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted April 2, 2010 Originally posted by nuune: ^^ Adaa mudan yaa Ismuhaan, bal wax dheeraada hadaad heyso halkan ku soo dhaji, eraya badan oo noocyadan ayaan aruurin rabaa, project ayaan uga danleeyahay oon online ka dhigi doono Inshaa Allaah. Qab iyo qabyalad Qabqablayaal iyo qaawlaysato Qaswade iyo qafaashe Kama iyo kas intaas my Hemspråk lärare ii soo sheegay. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 2, 2010 ^^ Innaba caadi ma ahan macalinkaaga Showqi & Cawaale, shukran Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted April 4, 2010 Originally posted by nuune: ^^ Innaba caadi ma ahan macalinkaaga jag förstog nästan att du skulle förstå svenska. Då kan vi prata bara svenska. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 4, 2010 varför bara svenska? Det är inte rättvist! Somaliska språket är bättre... Bal intaana ku dar: Dil iyo daa Duufaan iyo dabeyl Qori iyo qiiq Xil iyo xoolo Xarago iyo xanuun (jeebkey waaye tan) Dab iyo baasiin ( ) Rays (sp) iyo raaxo Kor iyo hoos Axdi iyo aamin Edab iyo asluub Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 4, 2010 ^Salaan sare kor iyo hoosba. Diin iyo Dacawo Share this post Link to post Share on other sites