Rayyan Posted February 24, 2010 Alle haw naxariiste Ibrahim-Gadhle was a philosopher, a poet, and Playwright, He was a literary figure of supreme quality, a genius extraordinaire to be exact, a legendary in his own maxims, stanza, and light humour, always coming up with different style of poetry, which amazes all his co-dramatists, and literary circles.A burcaawi/Djaboutian, may allah bless his soul, both sides of the fence a beloved figure he was. On Iscadaynta hablaha Dhayaanada marsada: Muran baa adduunyada ka jira amase maandhaafe Marwo iyo ninkeedii maxaa maanta kala haysta!! Maariin dhalaaliyo hablahaa madawga diidaaya Hablahaa madiidee wejiga madhiyey diirkiisa Maskax xumo kolbaa loo cabbaa mur iyo diibaaqe Malab iyo nimaan kala aqoon midhaha waabayda Isaguba kol buu Jowharoow dacar magaabshaaye Haddii ay masiibada ogyiin mawdku daba yaalo Oo ay micnaha garanayaan may is mariyeene Maxaa midabka dheehiyo hablii maanta kala haysta Maaley qadhaadh iyo kuwaa morohda soo qooshtay Sidii neef muqloobay ayey lugaha kala maroorshaane Maxaa kii murqaamiyo qof weyn maanta kala haysta His Maanso of Maansooy iyo Dircsooc: Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 4, 2010 SIDA DAALLINKII HORE DADKA KII WAX BARAYEE MA MID DIINTA NECEBEE CULIMADA DILEY DHALI! MISE DAWRKAN MAANTAA SHEEKH LAGA DUCEYSTIYO WELI DAAHIREY DHALI! SIDA DAALLINKII HORE DAARADDIISUUN DARAJADA KU KOOBEE INTA KALE DULMEY DHALI! MISE DAWRKAN MAANTAA DADKU MIDUU U SIMANYOO..... SIDA DAALLINKII HORE DUUL WADA WALAALAA MA MID KALA DURKIYIYO BEELO KALA DILEY DHALI! Allah naxariistii janno ha siiyo Share this post Link to post Share on other sites