Sign in to follow this  
Paragon

shirib: dhaqtar woqooyi waa dhurwaay, ninkoow dhayaana waa dhintaa, kulahaa

Recommended Posts

madaxweeyne sheekh shariif iyo xildhibaan prof Ali mahamed geeddi

SHARIIF -WAA IS XIGNAAHE HEEYXUMEEYN

 

ANAA XERADA XUKUMEE

GEEDDI -MARKEEY XERADU II XIREED

 

ADBA I XABADEEYSAYAA

SHRIIF -ANXAASIDKAAGA MIIHIYEE

 

XABASHIDAAN ISKUXUMEEYN

GEEDDI -HAADAN HAASIKEEY EHEEYN

 

XABBAD IGUMA XUUBISEEN

SHARIIF -ADAA XUMEEYAYXAAJADEE

 

SHABASHI MAALA XIGSADAA

GEEDDI -MARKAAD XUKUNKI XIGSATEEN

 

XABASHI LA XABIIBTAYAA

SHARIIF -XABASHIDA NINKAAN XUSHMEEYN

 

XAMAR CADDEEY MAXUKUMAA?

GEEDDI -XASANAA IGA KAAXIGOO (XASAN DAAHIR AWEYS)

 

WAALAXIRAA XISBUL ISLAAM

SHARIIF -XASAN HAKU DARAN XISAAB

 

ANOOW HOR II XAKAARIYEE

GEEDDI -XASAN NINSOO XALUUSHAYOON

 

XIGTA RABINKA XAALQURXOON

 

SHARIIF -XOOGAA INTAAN KA XIRXIRTOON

 

XASHINTA BUUXSHO HEEY- XUMEEYN

 

 

GEEDDI -XOOLAHA SHACABKAAD XADEEN (HANTIDAQARANKA)

IMANASOOXASUUSATIIN

 

 

SHARIIF -WAXAAD XADAY XAGAAY DHOWAAY

XAAJI AMAADKU XASILEE

 

 

GEEDDI -XEER MAQABAYO XILDHIBAAN

WAANA KU XIRFADEEY AQAAN

 

 

XARAARE -XARAFAANTAAN ISKU XIIQDAYEEY

AMAAN IDINXALIKARAA

 

 

SHARIIF -WAANA KALA XUGMIKARTAA

ADOONNALA XISAABTAMEEYN

 

 

GEEDDI -XALYEELIMAAYO XUKUNDOON

XISAABNA LEEYGU XADIMAA

 

 

XARAARE. -XOOGAADA NINBA WAA XIRTEE

AMAADKALA XISHOOKARTIIN

 

AMAAD IYUUSKU XIRANTIIN

XAASIDKIIN LA XARBIKARTIIN

 

MINAAD ISKU XIRANTIHIIN

XASAN IDINMA XINRIBEEN

 

MINAAD ISKU XIRANTIHIIN

XAMARBA MANAQDEEN XABAAL

 

DAD ISXIGOON KALA XISHOON

XAQOODA U MA XARBIYAAN

 

XAGLEEYS DAYAAYA MAAHINEE

XAMARDAYEBA MAXIRMEEN

 

 

http://www.hiiraannet.com/Warar2009/Dec./Shirib-17-12-2009.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

GEEDDI -MARKAAD XUKUNKI XIGSATEEN

 

XABASHI LA XABIIBTAYAA

SHARIIF -XABASHIDA NINKAAN XUSHMEEYN

 

XAMAR CADDEEY MAXUKUMAA?

:D Runtiiyoo qayaxan. Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Haddii nala caroowshee.... (another Guuroow link)

 

 

The one and only Guuroow legend, Max'ed Gacal Xaayow-

 

 

One has to appreciate this variety of Somali literature - impressive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this