Indhoos Posted October 9, 2009 Xaawaley, Seenbari, Xaawaley...Dhaqoow aa la sheegaaye, Baaf iyo warankiilayba lasoo ordee...ar iga fogee jaqafyada, waaba ka raystee... KK, Dr's Note eh? Waxaa isoo xusuusisay, yar uur leh markay dhakhtar u sheegtay inay soomantahay ayuu ku yiri, U sheeg adiga inaadan soomi karin anigaa note ku qoraayee u gee...Bal yaa loo geenaa waa yaabe? Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 9, 2009 Ee maxaa anba saasaan noteka u wataa, meelaan ku diro aan la'ahayse? Istaqfurulah! War heedhe haya yaa igaarkii abtirsanaayay ka jawaabay xujadiisa, ani marabi hadaan ka jawaabo in ladhoho google ee kasoo qishtee? Bal dib ugu noqda toobiga... Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 10, 2009 Walaalay xagga iga istaag ha i dambaajine...Islaamahii markay dadka jar-jaraan oo qosol la dhacaan...Kix, kix, kix, "istayfurulla tubtay tooba." ka daba marin jiray aaba isoo xasuusisee. Waxay dhameen lahaydba dhamaysaye maxaa haray bal. As for the xujadda yarka abtirsaday...google kasoo qabo waa iska caadiyoose. Okey...Tan kobaad, ninka magaaladuu dhinac uga nool yahaye maxaa dhinac kale loogu aasayaa... Haye tan labaad waa xagaaga KK. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 10, 2009 LMAO@"istayfurulla tubtay tooba." Alla unaxariisaydii Ayeeydeey eheed baad isoo xasuusisay walahi...Waan kuu dhaaran hadey ku dhahdan, waxaaba kuu dhaanto adilee inaa god iska sii faagatid oo is duugistaada bilaawdid...Alloow kuu naxariiso... Walaaleey aniga abadan inaan ka jawaabo xujadaan...Google afhayeenkiisaa igu xanaaqaayo... Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 10, 2009 Ayeeyo sounds like raggeedi alaha u naxariisto... Ar biiqnimada jooji, afhayeenka haduu ubato sidii dafuufi dun lagu xiray camal uu cabaar boodboodaa kadibna waa iska dagaaye, Maandhaay maad jawaabta soo qabatid. Waa kaa sugoowhaayaa jawaabta ogoowhee...fa yaheenka dahuu sika laawo aginaa aak lecinaayo nooh...ha cabsoonin naaw uk boogahaynaaye. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 10, 2009 Na'iga ni la'ooyo neel ak qabaa, dhahoow xawgii ak oos xabo da'igaa ak samluu he go'oow eel... After isjiijiid iyo waxoogaa is macnees, bal ka yara beydha aan ku farayareystee xujadii eheed: 2. Yaa ii sheegi kara sida "SEVEN" looga dhigi karo "EVEN". Kollay dad badan oo xisaabta ku takhasusay golaha waa fadhiyaan! Of course mana soo qishin yaah yaa jamaaca ! Marka hore waa inaad SEVEN kala dhig dhigtaa, oo aad xarafka hore ka jartaa **drum rolls pls**: S.E.V.E.N - S = EVEN, war 'S'ta lee laga reebaa nooh, sheekada Even ee iksu badalee! Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 12, 2009 ^ileen xisaabta aad ku takhasustay? LoL@dhar dhaqoow.KK & Cara i'dinka baa xugo noqo dey Indhoos,more xugo please. Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted October 12, 2009 ^ KK, ha'i xasuusin. Intee jeer baa la'i tumay because dhimbil baa ku booday shaatigaan ku feereenayay tanoo kale Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 12, 2009 LOOOL...ar Arac maxay soo jabtay hadayba taas wax ku soo feereesay, ma anaana yaabin... Waa kala tuurtay KK, saasaa lagaa rabaa. Bal igaarkii abtirsaday aan sugaynaa inoo noo kala cadeeyo in la saxay iyo in kale. Haye Buuxo idinkaa la idinka sugaa tookadaan nooh. Waa adiga, Arac, iyo Kool Kat. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 12, 2009 Buuxo, sheekadii Xujo Dhaq adaaba kadaree, waaxey Xugo bisinkee? Arac, ilaahoow hadaad fiyoowdahay maxaan dhahaa? Si daacad ah baan u qoslay markaan arkay feeradaas...Niyadana iska iri 'aloow tan gacmeheeda iyo cajaradeeda ha'itusin'...Yacnii feero burn-marks nooh! Indhoos, here goes mine, hana soo qishin: Wax kun baal leh oo aan bad ka boodin? Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 12, 2009 Ala hooyooy...Walaahi waa iga qoslisay, Gix, Gix, Gix aaba kor u dhahay ka waran? Saa u sugaayay inaad XUGO soo qabanaysidlee...Buuxo oon gabay uga bartay markaa aaba xugo soo qortay, waa amusay nooh. :eek: Al-qishul xaaraam, walaakina lagama maarmaan ma maqlin miyaa adi... Haye jawaabta kitaabka waaye...Kaaliin xawaa uk yewdinaa nakee googaa yaawe nooh...lol Edit: Arac feerada xaafada may kuu taalaa xasuus ahaan xagee ka soo dhufatay walaaleey? Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 12, 2009 Iyaah? Aaw i baqatay, ee lu'aas juxo he nadh aa ii yoogtay, xawaa is hadhay roodhe yaashaan am laka hafyaamaan! Nadhaaf...Haye adi noosoo dhaji hee, ani su'aasha kuma fiicni, qishidaan kufiicnahay... Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 12, 2009 ^^^Hakaa saarto...Roodhe aay he, :mad: Xasha kulilah, hee? Sii wadhee...Maya abaay waxaan ka sugaynaa Buuxo iyo Arac. Edit: Kaalin agida keesho naa ak sugaayeye nidhaca ali soqol...aaway hee? Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 13, 2009 Haye bal ha'is calool xumeynee waan soo dhajiyay ee soo fiiri... Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 14, 2009 Thanks Dahling... Xujo? Share this post Link to post Share on other sites