Abdirahman Hassan Nur Posted October 3, 2009 1. Waxa la tibaaxay in ay sharci-darro tahay in nin ku nool waqooyiga Carolina ee dalka Maraykanka lagu aaso koonfurta Carolina! Yaa ii sheegi kara sababta ay sharcidarro u tahay? 2. Yaa ii sheegi kara sida "SEVEN" looga dhigi karo "EVEN". Kollay dad badan oo xisaabta ku takhasusay golaha waa fadhiyaan! Akhyaarta bal labadaa xujo halaga soo jawaabo. C/raxmaan Xasan Nuur Islamabad, Pakistan. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 3, 2009 Hadaan su'aasha ka jawaabi lahaa (tan labaad wilibo) waxaan ka baqaa in ladhoho Google aa laga soo qishay. Bal aan mutacalimiinta ka war sugno. Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 3, 2009 Meesha waxbaa ka dhacay...lol Run waaye iyadoo alif loo dhigan baa la siinaya 70 xaboo moos ah, let us assume inuu potasium deficiency haayabo. KK, good job and even if you googled it(and I am not saying that you did. I am just thinking it ), it is smart b/c I failed to google it and just guessed it. Welcome new comer. Wuuba abtirsaday. Ma BBCaad u shaqaysaa walaal? Will be back with the answers to the xujo. *goes off to google them* mwahahaha Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 4, 2009 LOOOOOOOL@Meesha waxbaa ka dhacay... Wax kale meesha kama dhicinee meesha 'far bugto iyo meesheedaa is og' baa ka dhacday... Google buu wiilka ku taqasusay, hence jawaabta suu meeshaas uga raadiyay uuna uga soo helay for a simple calc wax ah... Patiently awaits for Indhoos jawaab Waves@MMA! Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 4, 2009 ^LoL@Google it.I blame google for my un-intelligence & Somalia for the malnutrition as child.Wonder if we can sue google for our dependence on it.And Somalia too Indhoos,Xujo Xujo dhaq waligeey ma maqli .see loo dheela? Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 5, 2009 Buuxo, xujo markii lagu dhaho, adne xujo dhaq aa dheheesaa. Waa googaa, cadale camal. We need a googaa thread too. Google wali waxaan ka baarayaa jawaabtii sibay isku dhextaalaayo waaban arki la'ahay jawaabta jini. Bal ii kaadsha. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 5, 2009 ^Damiin, google xataa si walooga search gareeyo maadan aqoon? Taqasuseyaasha waa in lagaala hadlaa oo some sessions oo shuut ah lagu siiyo... Indhoos,Xujo Xujo dhaq waligeey ma maqli .see loo dheela? Buuxo, ani kaligeey aanba is mooday ee ma'ila aragtay? Xujo dhaq lagu yeh...Mayee Xujo qalaji... Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted October 6, 2009 Xujo? xujo fur beynu niraa haddaynu nahay qolooyinkaa xaggaa iyo meelahaas dago.. Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 7, 2009 Waryaaya xujadda dhaqa ama muranka daaya...YAA RABI, Bal Hurgufa ama wara hadii ladhihi maxay sameen lahaayeen? lol Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted October 7, 2009 Waxaa haray in la feereeyo lee marka Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 7, 2009 ^ Indhoos wey dhaqee Buuxo wey hurgufee Ani waan qalajinaa Arac, adna feeree hee Gacmo wadajir bey wax ku qabtaan sow lama oran jirin? Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted October 7, 2009 Haday Buuxo mar hurguftay oo xariga surtay maxaa adiga ka qalajinee? Ma afuufee? Waa inaad warankiilo ku cadeysid markay Indhoos oomada ku dhaqdo. Saasaa hawl-wadaag loo yaqaanaa Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 7, 2009 Alla maxaa baaf wax ku dhaqday? Ee maya, markey Buuxo hurgufto ani dryerka leen ku tuurilahaa nooh, islaan conditionkeygoo kale qabto warankiilo wax kuma rugi karto, teeda kale ani shaqo badan maqaban kari (doctor's orders, I carry a note too)... Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 7, 2009 lool@dhaqa iyo feereeya, nice topic lool@Arac, ma waxaad ka hartey hablihii xiligii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, waxbaad isku daba taxdey Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 7, 2009 Say usoctay xujo dhaq miyaa dhar dhaq isu badashay ,,,, Share this post Link to post Share on other sites