Sign in to follow this  
Indhoos

Xujo, Xujo Dhaq...

Recommended Posts

Cara.   

LOOL. Sorry Jafe, it's the answer to your xujo, but I see that Indhoos has already answered it.

 

Basically, each column represents the volume of subag in each weel, with the weelal arranged left to right in descending size. Each line is a "round", in which the subag is transfered from one container to the other. Each row is the total amount of subag and should add up to 8 in each round. Whew!

 

Here's my xujo contribution. It's a very ancient one passed down from my great great ayeeyo :D

 

Todobo gabdood baa awr lagu raray. Gabar walba todobo haan ayeey sidataa. Haan kasta todobo mukulaal oo waaweyn ba ku jirta. Mukulaal weyn kastana todobo mukulaalood oo yar yar baa ku jira. Meeqa lugood baa awrkaa ka tirin kartaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Cara, Lol. Runtii meel aan u raaco ayaan garanwaayey mar waxan ku fikiray waa jawaabtii xujadayda, haddana waxan is iri malaha waa xujo kale.

 

Jawaab: Awrka wuxuu leeyahay ama aan ka tiriyey afarlugood.

 

I liked that xujo of your ayeeyo smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Cara, Lol. In a minute I could calculate the little legs of all the cats( including the girls icon_razz.gif ) but I knew that was not the answer to ayeeyo's xujo smile.gif

 

Now let me put the next xujo:

 

Nin ayaa wuxuu ka saaray 100 xaboo moos ah 5 beri gudahoodd, maalin walba wuxuu cunaayey 6 ka badan inta uu maalintii hore ka saaray. Imisa xaboo moos ah ayuu ka saaray maalintii u horaysay?

 

Edit:

 

Xujo dhaq, Indhoos.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Toddobaatan {70} moos uu ku bilaabay.

 

Yaa cuni karo toddobaatan moos laakiin. Yac. :D

 

76 uu ku bilaabay waala dhihi karaa si kale haddii loo fiiriyo laakiin, yacni:

 

76

82

88

94

100

 

Kuligood isku wada ah shan beri.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

^^^LOL, Welcome Samawada, samahaad wadidna bal noo fur...

 

Jafe, aniga MMA baan ku raacay tan. ninku maantii u horarysay wuxuu ka saaray 70 muusa...

 

okley, dokley...here we go.

 

Wabi ayaa waxaad doonaysaa inaad kaga gudubto dooni yar. Doontu markiiba waxay qaadaa adiga iyo shay kale. Waxaad wadataa Ri, Caws, iyo Shabeel saad aragtana midba mid ayuu cunayaa hadaad isaga tagto. Hadaba sidee baad wabigaas, xoolohoo wada bad qaba, uga gudbi leheed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Indhoos,

 

Rida ayaan u horqaadi. Webiga daantiisa kale ayaan ooga iman. Cawska ayaan ku xijisiin anoo dib usoo celinaya rida. Shabeelka ayaan talaabin anoo usoo noqonaya rida. Ugu danbeyntii ridaan talaabin.

 

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Toddobaatan {70} moos uu ku bilaabay.

 

Yaa cuni karo toddobaatan moos laakiin. Yac.
:D

^ :D:D qiyaastii toban wax ka yar ayuu ka bilaabay, laakiin tirida saxda ah adaa la gaa rabaa.

 

Mar kale isku day ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Acuudubilaah 70 aa hal maalin gudeheed! Daanyeer xataa 70 inuu cunikaro umaleen mahayo...

 

Siyeed xaboow cunay igaarka, say ila tahay barigii koowaad...

 

Day 1 - 8 xabo

Day 2 - 14 xabo

Day 3 - 20 xabo

Day 4 - 26 xabo

Day 5 - 32 xabo

Total - 100 xabo

 

Indhoos, I've always hated that xujo with doonta...Maanta dhan yaa horay iyo gadaal usii socon karo yaaqoo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jafe101:

Indhoos,

 

Rida ayaan u horqaadi. Webiga daantiisa kale ayaan ooga iman. Cawska ayaan ku xijisiin anoo dib usoo celinaya rida. Shabeelka ayaan talaabin anoo usoo noqonaya rida. Ugu danbeyntii ridaan talaabin.

 

 

quote:

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Toddobaatan {70} moos uu ku bilaabay.

 

Yaa cuni karo toddobaatan moos laakiin. Yac.
:D

^
:D:D
qiyaastii toban wax ka yar ayuu ka bilaabay, laakiin tirida saxda ah adaa la gaa rabaa.

 

Mar kale isku day
;)
Xujooyin Soomaali kaa sugaaye, duqa, ee waxaaga waa xujooyinka aad google kasoo xaabisay, oo jawaabtoodana xaga taalo. :D Naga daa yaaqeey. Xujooyin Soomaaliyeed keen ama mid google jawaabteeda laga heleynin.

 

Jawaabteena aniga iyo Indhoos dhiibanay haddii si loo fiiriyo wey saxsanaan kartaa, laakiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-
Aqiyaar: Xujooyin Soomaaliyeed keen ama mid google jawaabteeda laga heleynin.

Hadda waxaad u danleedahay Koolkaat, :D ood leedahay jawaabteeda wey soo xaabsatay ee mayna ka shaqayn. Adi qudhaada aaba ka daray oo google jawaab u doontay icon_razz.gif

 

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-

Jawaabteena aniga iyo Indhoos dhiibanay haddii si loo fiiriyo wey saxsanaan kartaa, laakiin.

Waxaas indho adeeg waaye, google xiitaa haduu jawaabta kuu sheegay ma soo taagnaane... :D:D

 

Ninka waxaad ku gurtay:

 

76+82+88+94+100 = 440 xabo shan beri gudahood?

 

Su'aasha waa kaa hoos baxday saaxiib. Shanta beri isku dar halka uu ka cuni lahaa 100 ayaad in one day( 5th day) 100 xabo ku gurtay which can lead to cardiac arrest and heart damage, cause bannanas are rich in potassium.

 

Haddii see loo fiiro ayey jawaabtaadu sax noqon kartaa? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Jafe101:

Hadda waxaad u danleedahay Koolkaat,
:D
ood leedahay jawaabteeda wey soo xaabsatay ee mayna ka shaqayn.
Adi qudhaada aaba ka daray oo google jawaab u doontay
icon_razz.gif

Ma'ila aragtaybo? Habo dadka markii latuso ineysay 'know it all' eheen bey isku yara dhex yaacaan, oo isyiraahdaan suu qofkaan iiga sax sanaan karaa...Maacaleesh!

 

Gosh, maba rabi waxa lagu keenay 'suu qofkaan jawaabta kusoo helay, ee bal let me google it'...Maxaa xinka intaas le'eg keenay...Najeynaa! :D

 

 

which can lead to cardiac arrest and heart damage, cause bannanas are rich in potassium.

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOO OOOOOOOOOL!!!! Adaa safe gareen lahaa Ditoore... ;) Common sense maba jiro meesha, waaba naxay markaan arkay ninka maskiinka ah markii 70 moos maalinkii koowaad lasiiyay... :D

 

Jafe, jawaabta maalinka koowaad uu 70 ku bilaabay wey saxsanaan kartaa, hadaad dhanka midig ka fiiriso, oo aad hadana kala gadiso, oo aad dhexda kabilaawdo aqriskeeda aadna gadaal gadaal u aqriso, ugu dambeyntiina aad balac balac uqabato Alifaaxmaalena ku lifaaqdo, jawaabtaas wey saxsanaan kartaa nooh...

 

Eeboow noo maciin...Googleoow adna xaal qaado...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this