Indhoos Posted September 26, 2009 You got it Jafe. MMA I agree, Haye adine xujo keen hee... Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 26, 2009 Haye. Su'aasha xujada waxee tahay: Sadex babaay kasoo qaad afar. Meeqaa heysataa? Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 26, 2009 Bisinka! Xujo, Xarajo leenba maqli jiree, maxaa waaye Dhaqdaan lasheegooyabo horta intaanba xujada iyo furideeda la'isla gaarin? Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted September 26, 2009 Ar igaaryeey must you take toorobiin after every eray, adi? Xujada fur ama dhagaha qabso maandhaay... Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 26, 2009 Ee maxaan furaa xujada, ilaahaa ilehee, 'dhaq' madhihi kari! Dhaga qabsi inaa gacmaha kor utaagaa iiga fudud, isheyda yeysan ku helinee Indho Bulah, erm I mean, Indho Uroon... Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted September 26, 2009 Fiiri adi cashing in on her delicate status, ishayda yay ku helin kuteeno, adilee isha yee kaa buqin ani jaakad biraa qabaaye, dhabarka lee ku soo adinaa waa ogtahay nooh...soo gan isha bal. Oo markaad qoslaysidbo dhaq-dhaq-dhaq waa dhahdaaye xujo dhaq xaa kuu diiday? Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 26, 2009 Ha'ii gafin aniga markaan qoslaayo dhaq dhaq dhaq madhoho, ee Kix Kix Kix baan dhahaa... Walahi lakiin waligey Xujo, Xujo Dhaq ma'maqlin...Bal waatehee, xujadiina isaga noqda oo sheekada markay xarajo timaado iisoo yeer... Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 26, 2009 Jawaabta Indhoos iyo MMA sheegeen waa sax waxaanse doorbidi lahaa in ay noo faah faahiyaan siday ku kala heleen. Xujo? Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted September 27, 2009 okey dokey...This is how mine goes... if x is number of birds on the tree and y is # of birds under the tree then, when one bird from those on the tree joins those which are under, you may have this equation : x-1=y+1 ....equation I If one bird from under the tree joins those on the tree then you will also have second equation of: x+1 = 2(y-1) ....equation II According the equations we have... Two equations and two variables. Solving for x in the first one gives x=y+2, Now substituting the value of x in the next equation gives (y+2)+1=2(y-1) Solving for y in this equation will yield, y=5 and using this value of y to solve for x will give, x=7; therefore: there are 5 birds under the tree and 7 on the tree. If one of the seven comes down you will have an equal number of 6 and if one of the five goes up you will have 4 on the ground and 8 (double the num ont the ground) on the tree....very cool... Jafe, Xarajo! Happy KK, do participate lady...lol Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 27, 2009 Very well done, Indhoos. The solution you have posted is perfectly right!! Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2009 Nin ayaa sideed kiilo subag ah ku soo shubay weel sideed qaad ah una keenay labadiisa xaas oo meel baadiye geed hoostii jooga. Mid ayaa waxay sidataa weel shan qaad ah halka ta kale ay la timid weel saddex qaad ah. Wuxuu rabaa inuu si caadalad leh ugu qaybiyo labadiisa xaas. Shay kale oo uu wax ku cabiro meesha kuma hayaan haddaba suuro gal ma tahay in si isle'eg loogu qaybiyo labadiisa xaas, seebaaadse u qaybin lahayd adu? Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted September 28, 2009 Hmmmm. I will be right back with the solution. Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 28, 2009 Waa masalo diini ah una baahan in adoo degan ka shaqayso. Abaal gud sare ayaad Sol ka mudan tahay haddii aad xaliso masaladan Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted September 29, 2009 Marka hore weelka saddex qaadka ah ayuu buuxinayaa, kadibna wuxuu ku gadinayaa shan qaadka. Mar labaad ayuu buuxinyaa saddex qaadka, ka dibna wuxuu ku gadinayaa shan qaadkii si uu ugu dhamaystiro labadii kiilo ka dhinayd shan qaadka. Halkaa markaa waxaa ku haraya sadex qaadka kiilo subag ah. Subagii shan qaadka ku jiray wuxuu ku gadinayaa weelka wayn. Halkii kiilo oo saddex qaadka ku jirtayna wuxuu ku gadinayaa shan qaadka. Ka dibna saddex qaadka ayuu mar kale buuxinayaa oo uu ku gadinayaa shan qaadka, halkaa shan qaadka waxaa ku jira afar kiilo oo subag ah. Weelka weyna waxaa ku haray afar kiilo oo subag ah oo haweenta kale la siiyo. Hadii uu saddex qaadkeeda u buuxiyo weelka wayn waxaa ku haraysa kiilo subag ah oo ay iyadu leedayah. I hope this makes sense and this is how I will divide it, if it is correct, Xujo? Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 29, 2009 Very well done! Your answer is perfectly correct. You have made a good reasoning. Share this post Link to post Share on other sites