Sign in to follow this  
Indhoos

Xujo, Xujo Dhaq...

Recommended Posts

Kool_Kat   

Bisinka! Xujo, Xarajo leenba maqli jiree, maxaa waaye Dhaqdaan lasheegooyabo horta intaanba xujada iyo furideeda la'isla gaarin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ee maxaan furaa xujada, ilaahaa ilehee, 'dhaq' madhihi kari! :D

 

Dhaga qabsi inaa gacmaha kor utaagaa iiga fudud, isheyda yeysan ku helinee Indho Bulah, erm I mean, Indho Uroon... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Fiiri adi cashing in on her delicate status, ishayda yay ku helin kuteeno, adilee isha yee kaa buqin ani jaakad biraa qabaaye, dhabarka lee ku soo adinaa waa ogtahay nooh...soo gan isha bal. :D:D

 

Oo markaad qoslaysidbo dhaq-dhaq-dhaq waa dhahdaaye xujo dhaq xaa kuu diiday? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ha'ii gafin aniga markaan qoslaayo dhaq dhaq dhaq madhoho, ee Kix Kix Kix baan dhahaa... :D

 

Walahi lakiin waligey Xujo, Xujo Dhaq ma'maqlin...Bal waatehee, xujadiina isaga noqda oo sheekada markay xarajo timaado iisoo yeer...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Jawaabta Indhoos iyo MMA sheegeen waa sax waxaanse doorbidi lahaa in ay noo faah faahiyaan siday ku kala heleen.

 

Xujo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

okey dokey...This is how mine goes...

 

if x is number of birds on the tree

 

and y is # of birds under the tree then,

 

when one bird from those on the tree joins those which are under, you may have this equation :

 

x-1=y+1 ....equation I

 

If one bird from under the tree joins those on the tree then you will also have second equation of:

 

x+1 = 2(y-1) ....equation II

 

According the equations we have...

 

Two equations and two variables. Solving for x in the first one gives

 

x=y+2, Now substituting the value of x in the next equation gives

 

(y+2)+1=2(y-1)

Solving for y in this equation will yield, y=5

 

and using this value of y to solve for x will give, x=7;

therefore: there are 5 birds under the tree and 7 on the tree. If one of the seven comes down you will have an equal number of 6 and if one of the five goes up you will have 4 on the ground and 8 (double the num ont the ground) on the tree....very cool...

 

Jafe, Xarajo!

 

Happy KK, do participate lady...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   
Nin ayaa sideed kiilo subag ah ku soo shubay weel sideed qaad ah una keenay labadiisa xaas oo meel baadiye geed hoostii jooga. Mid ayaa waxay sidataa weel shan qaad ah halka ta kale ay la timid weel saddex qaad ah. Wuxuu rabaa inuu si caadalad leh ugu qaybiyo labadiisa xaas. Shay kale oo uu wax ku cabiro meesha kuma hayaan haddaba suuro gal ma tahay in si isle'eg loogu qaybiyo labadiisa xaas, seebaaadse u qaybin lahayd adu?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Waa masalo diini ah una baahan in adoo degan ka shaqayso. Abaal gud sare ayaad Sol ka mudan tahay haddii aad xaliso masaladan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Marka hore weelka saddex qaadka ah ayuu buuxinayaa, kadibna wuxuu ku gadinayaa shan qaadka. Mar labaad ayuu buuxinyaa saddex qaadka, ka dibna wuxuu ku gadinayaa shan qaadkii si uu ugu dhamaystiro labadii kiilo ka dhinayd shan qaadka. Halkaa markaa waxaa ku haraya sadex qaadka kiilo subag ah.

 

Subagii shan qaadka ku jiray wuxuu ku gadinayaa weelka wayn. Halkii kiilo oo saddex qaadka ku jirtayna wuxuu ku gadinayaa shan qaadka.

 

Ka dibna saddex qaadka ayuu mar kale buuxinayaa oo uu ku gadinayaa shan qaadka, halkaa shan qaadka waxaa ku jira afar kiilo oo subag ah.

 

Weelka weyna waxaa ku haray afar kiilo oo subag ah oo haweenta kale la siiyo. Hadii uu saddex qaadkeeda u buuxiyo weelka wayn waxaa ku haraysa kiilo subag ah oo ay iyadu leedayah.

 

I hope this makes sense and this is how I will divide it, if it is correct, Xujo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this