xiinfaniin Posted July 21, 2009 ^^ Waligaaba berri ku hay. War tani waa kugu socottay, waxba lagama qaban karo . Anaaba ka naxay burburkaaga Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 21, 2009 War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug! Midda kale eed tidhi Cumar Jees baa reero barqanaya is dhiiba yidhi, horta ficilkaasi wuu ka suuroo baa reerahanaga. Laakin adigu si kale ayaad u macnaysaye waa geesinimo. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 21, 2009 Originally posted by Gaax-Nuug: War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug! Anigu intaanan qaxwaha aadin baa wax ka tagi jirey, oon ugu yaraan jimicsan jiray waryee waxaad soo cunayso iyo waxaad soo cabbayso soo cab. Qaad un ha cunin Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 21, 2009 Originally posted by Gaax-Nuug: Waxa bari kugu dhaca ka war sug! Maanta mid Gay ah oo Hollandese ah oo aan wada shaqeyno ayaan madaxa isku la jiraa. He wants to monopolise information. Waar hayaay! Alla hayaay! Oo hadana Hayaay Waa wareey, Alla hayooy Abtigiis, oo qoladaa Bidixda ka laafyootana ma wada murantaan looooooooool Wixii aad Gabay tirin jirtay waakaas fudeeydkaagii baakaa qaaday. Mida kale, barri ma mid aad Qaraabe tihiin baa imanaya si uu Gabayga kuugu toosiyo In conclusion! Alla hayaay Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 21, 2009 Originally posted by Gaax-Nuug: War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug! Midda kale eed tidhi Cumar Jees baa reero barqanaya is dhiiba yidhi, horta ficilkaasi wuu ka suuroo baa reerahanaga. Laakin adigu si kale ayaad u macnaysaye waa geesinimo. Usheeg. Waxaa la yiraahdaa fursad kuu furan markaa oo keliya? Lol@dhiiba Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 21, 2009 Hungur. Ninkaa isaga ah waan wada shaqeynaa oo miiska igu xiguu fadhiistaa. Waliba this week jacayl waalan baa haya (although he says he is married to a student boy in Sweden) oo xafiiskii wuu fadhiyi la'yahay. He is cheating on his partner. Waa meel riwaayad ah meeshaan fadhiyaa oo wax toolkii ah hadday maqlaan way ila dagaalayaan. Naag muran badan oo kenyan ah iyo ninkaasaan isku xafiis fadhinaa. Anyway sheekaan arintaa ka qori doonaa. Ma caayi karo oo anigaa ba ah the focal person for Sexual Exploitation and Abuse, iyo guddiga ka hortaga Harassment in the workplace. Bal meeshan anigu arintaa madax ka ahay ka waran?kkkkkkkkkkkk. Anyway, Xinnow caawa waan soo mirqaamayaa oo waxoogaa qaad ah waan ku tuuri. You will be surprised waxa murti iga soo baxda kolkaan Olivia Charamba (waa heesaa) showgeeda hadhow ka soo laabto. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 21, 2009 Olivia Charamba concert There is where Abtigiis gabaygiisii ku jabay Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted July 21, 2009 Madashu salaaman, Salamu Alaikum. Xiinoow salaan gaara adiga boowe!. Waxaan aad ugu faraxsanahay sida golaha raga juria taagtooda gabay ey usuu bandhigayaan- laakiin rag baa tookhahaya! Aniga firinbiile ayaan ahay golabaxan! Gaaxnuug iyo Xiin baa la isu denahayaa. Kobtaa kahabutiriso!. Salaams, S. Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 22, 2009 Sophist welcome.Haddu gabbaygu macna yeelan kol haddi abkood gabyi jiray meesha soo galaan. Hadda nin feegaar afarray isugu keenaan is haynaa. To Xinnfanin, Loolan looma joogiyo lur iyo, laacdankii Mudug’e La iskuma hayo leadernimo, ee laynku waa gabaye Labadii muranka liishaanta waa hubaal, inay masoobaane Ma haboona Libaax inuu laad u fidhso, lukki daranyeysan Waxaan ahay laqan fariid oo ku xidhan, laamihii murtida’e Isku looli bay aabahay wada ladaan, macalin Dhoodaane Laag dheer ugama gubdo haduu lis, Singub uga baahdo Aniganna lugooyey igu tahay haddan, liidkan isu qaado Wakhti luulmaya iyo akhri samaan, yaa Lagdanka ibadaye Lama sheegin labadeenu leelkaan gallo, oo tixaha loogu garnaqaayo Sophist iska lalmiyay ama cidd kale, laxan la maagaaba Waa inaan la raadsado murtida, luuq dad garanaaya Olivia Charamba concert, taas waad ila heshay. Waa xabbad igu dhacday, waanse ka kici! Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 22, 2009 Sophist, welcome, aad baanan kuu salaamay. giraanta wax ka riix awoowe To Abtigiis & Tabarta, Ninkii dabinka soo meeriyyee geri malaynaayey Sagaaradii minjaha suratay baad iila meeltahay'e Bal eeg waxaad meesha keentay waryee: Originally posted by Gaax-Nuug: Loolan looma joogiyo lur iyo, laacdankii Mudug’e La iskuma hayo leadernimo, ee laynku waa gabaye Labadii muranka liishaanta waa hubaal, inay masoobaane Ma haboona Libaax inuu laad u fidhso, lukki daranyeysan Waxaan ahay laqan fariid oo ku xidhan, laamihii murtida’e Isku looli bay aabahay wada ladaan, macalin Dhoodaane Laag dheer ugama gubdo haduu lis, Singub uga baahdo Aniganna lugooyey igu tahay haddan, liidkan isu qaado Wakhti luulmaya iyo akhri samaan, yaa Lagdanka ibadaye Lama sheegin labadeenu leelkaan gallo, oo tixaha loogu garnaqaayo Sophist iska lalmiyay ama cidd kale, laxan la maagaaba Waa inaan la raadsado murtida, luuq dad garanaaya Ku noqo, oo gabayga laaxinka iyo deel qaafka ka saar. awalba murti maadan lahayne ee qaafiyyadaad ilaalin jirtey,maantase tiina gabtay war ku noqo bi'i waaye Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 22, 2009 Waan kuu sheegay in ilaa shalay aan qasan ahay, ee intaasi waa hordhaca waxa soo socda. Bal aan kansho helo. Still waxaad qalqaladay adiga unbay kugu egtahay. Waan yaraha qasnahay laakin taasi cudur daar ma noqonaysee, waa intaan neef adhi ah qalan week-end'ga. Hilib adhiga ayaan ku dararaa. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 22, 2009 looooooool@Hilib adhiga ayaan ku dararaa i thought it was geela wax baad ka balalaqsiisay, laakiin i mari mayso Abdiladhiif & Ducaysane u yeero Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted July 22, 2009 Xiin,Ereyada aad sharaxday miyay jiraan mise poetic license baad uqaadatey oo miyad aliftay Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 22, 2009 Buuxooy adigaa dhibtaa dhigay. Anigoo meel fiican marinaya silsiladaadi oo Jimcihii sheegay oo wixii dhacay habeenki alifay baa sheekadii Laam loo badalay. That took me off guard a bit. Waxaan soo watay Buuxo bildhaamaysa miyaa bidixda ii dhiibaty Barti lagu balamy miyaan baacsadoon boodhka ka afuufay Tan xinn masaxayo waxba haka dhagaysan. Aniguba imikaan Ngonge waydiin how to put a line between others words. Share this post Link to post Share on other sites